id
int32
1
2.01k
num_samples
int32
13.4k
2.17M
path
stringlengths
139
143
audio
audioduration (s)
0.84
135
transcription
stringlengths
26
409
raw_transcription
stringlengths
27
414
gender
class label
2 classes
lang_id
class label
1 class
language
stringclasses
1 value
lang_group_id
class label
1 class
485
604,800
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10000702652845670989.wav
suufinimada waxa lagaga garan karaa noocyada kale ee diimaha caqiidadeeda iyo caabudisteeda awooda saaraysa khibrada gaarka ah soo jeedka maskaxeed gaar ahaan ta nabdoon maskaxda leh naxariista leh ee xitaa farxada leh
Suufinimada waxa lagaga garan karaa noocyada kale ee diimaha caqiidadeeda iyo caabudisteeda awooda saaraysa khibrada gaarka ah soo jeedka maskaxeed, gaar ahaan ta nabdoon, maskaxda leh, naxariista leh, ee xitaa farxada leh.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
564
254,400
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10020868482968539398.wav
cilmi baaridda ayaa soo saaray in murugta cabsida iyo ku fakirka musiibada ayaa u dhexeeyey xiriirka xanuunka iyo laxaad la'aanta ee dadka xanuunka dhabarka hoose leh
Cilmi baaridda ayaa soo saaray in murugta, cabsida, iyo ku fakirka musiibada ayaa u dhexeeyey xiriirka xanuunka iyo laxaad la’aanta ee dadka xanuunka dhabarka hoose leh.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
94
125,760
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10021028141597909882.wav
tani waxay burinaysaa warbixinano hore kuwaa oo sheegay in joojinta tartan dambaha ka hor imaanayso dastuurka
Tani waxay burinaysaa warbixinano hore, kuwaa oo sheegay in joojinta tartan dambaha ka hor imaanayso dastuurka.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,360
217,920
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10022637282682468999.wav
waxa ay ay tahay mid aan suro gal aheyn sarifka lacagta falklands marka aad ka so baxdo jasiirada sarifka lacagta jirintaanka ka tegida jasiiradaha
Waxa ay ay tahay mid aan suro gal aheyn sarifka lacagta Falklands marka aad ka so baxdo jasiirada, sarifka lacagta jirintaanka ka tegida jasiiradaha.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
470
225,600
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10029611924981673589.wav
1480yadii markii dhismahiisa uu dhammaystiray lord hastings waddanku xoogaa buu nabdoonaa waxana difaaca looga baahnaa oo qudha budhcad yar oo wareersan
1480yadii, markii dhismahiisa uu dhammaystiray Lord Hastings, waddanku xoogaa buu nabdoonaa waxana difaaca looga baahnaa oo qudha budhcad yar oo wareersan.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,460
261,120
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/1003135357509639298.wav
waraysi lala yeeshay wuxuu ku sheegay kala duwananta cusub waxaa jira is dhexyaac badan iyo digniin sababtoo ah waxaa aad u sareeya heerka khatarta
Waraysi lala yeeshay, wuxuu ku sheegay kala duwananta cusub “Waxaa jira is dhexyaac badan iyo digniin sababtoo ah waxaa aad u sareeya heerka khatarta.”
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
400
294,720
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10035049875855938934.wav
arinta darted waxee ku qasbanayen in iska saaran saldhigyada biritishka iyo maraakibta masaarida marka laga reebo ficiladaa maraakiibta dagaal ee talyaniga lama rabin in ay sameyan wax kaleeto
Arinta darted, waxee ku qasbanayen in iska saaran saldhigyada Biritishka iyo maraakibta Masaarida. Marka laga reebo ficiladaa, maraakiibta dagaal ee Talyaniga lama rabin in ay sameyan wax kaleeto
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
473
213,120
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10035492929926478915.wav
dagaalkii awood-wareegga ee isbaanishka spanish succession wuxuu noqday dagaalki ugu horeeyay ee qadiyadda ugu weyn ahayd dheellitirka awoodaha
Dagaalkii Awood-wareegga ee Isbaanishka (Spanish Succession) wuxuu noqday dagaalki ugu horeeyay ee qadiyadda ugu weyn ahayd dheellitirka awoodaha.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,383
260,160
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10044642513957834300.wav
bilowgi palm zmapp waxay u shaqeysay maamul ahaan micnaheeduna waa saynis yahanadu waxay u isticmaalaan aas asas ahaan si la isu bar bar dhigo sadexda dhaqan ee kale
Bilowgi PALM, ZMapp waxay u shaqeysay maamul ahaan, micnaheeduna waa saynis yahanadu waxay u isticmaalaan aas asas ahaan si la isu bar bar dhigo sadexda dhaqan ee kale.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
350
128,640
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10050305367046484596.wav
saynis yahanadu waxay isku dayayaan inay sameeyaan bacrimiye u samayn kara tamarta isla habkaas
Saynis yahanadu waxay isku dayayaan inay sameeyaan bacrimiye u samayn kara tamarta isla habkaas.
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
32
393,600
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10059002647165578437.wav
piquet jr wuxuu burburay 2008 magalada singapore grand prix ka bacdi marki uu yara joojiyey fernando alonso isago marka dibada u soo saray gaadhiga badbaadada
Piquet Jr. wuxuu burburay 2008 magalada Singapore Grand Prix ka bacdi marki uu yara joojiyey Fernando Alonso, isago marka dibada u soo saray gaadhiga badbaadada.
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,196
335,040
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10059314026507682717.wav
guarani ayaa ahaayeen kooxda ugu muhiimsan oo asalka ah ee ku nool meesha ay hadda ku taalo bariga paraguay kuwaasoo u nool ugaarsadeyaal in yar guuro oo isla markaas na beero u tabcado cuntadooda
Guarani ayaa ahaayeen kooxda ugu muhiimsan oo asalka ah ee ku nool meesha ay hadda ku taalo Bariga Paraguay, kuwaasoo u nool ugaarsadeyaal in yar guuro oo isla markaas na beero u tabcado cuntadooda.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,231
394,560
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10072118024593944125.wav
saamaynta hargabka shirbirahu ku leeyahay bini adamka h5n1 ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhacay duurjoog dhimatay tasoo laga helay isniintii,maarshlaan oo u dhaw lyon oo ku taal bariga faransiiska
Saamaynta hargabka shirbirahu ku leeyahay bini adamka, H5N1, Ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhacay duurjoog dhimatay, tasoo laga helay isniintii,maarshlaan oo u dhaw lyon oo ku taal bariga Faransiiska.
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
198
247,680
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10073384385619705524.wav
xaalada madaxeynaha waa mid dagan in kasto lagu karantilidoono guriga dhowr malmood
Xaalada madaxeynaha waa mid dagan, in kasto lagu karantilidoono guriga dhowr malmood.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
425
185,280
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10076449279806435671.wav
dhaqan ahaan dhaxal sugah kursigu waxa si toos ah u aadaya milatariga ka dib markuu dhammaysto dugsiga
Dhaqan ahaan, dhaxal sugah kursigu waxa si toos ah u aadaya milatariga ka dib markuu dhammaysto dugsiga.
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
851
235,200
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10080119555199393991.wav
hogga waxa ama lagu kululeeyaa dhagxaan kulul oo dab laga soo saaray ama waxa meelaha qaar kuleeliya dab dabiica ah oo dhulka hoostiisa ka soo baxa
Hogga waxa ama lagu kululeeyaa dhagxaan kulul oo dab laga soo saaray, ama waxa meelaha qaar kuleeliya dab dabiica ah oo dhulka hoostiisa ka soo baxa.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
234
341,760
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10085367741085101521.wav
nadia oo ku dhalatay qalliin cusbitaal dhalmo oo ku yaal aleisk ruushka taariikhdu markay ahayd sibteenbar 17 2007 ayaa miisaanku si xad dhaafa u ahaa 17 rodol 1 wiqiyadeed
Nadia, oo ku dhalatay qalliin, cusbitaal dhalmo oo ku yaal Aleisk, Ruushka, taariikhdu markay ahayd Sibteenbar 17, 2007 ayaa miisaanku si xad dhaafa u ahaa 17 rodol 1 wiqiyadeed.
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
341
72,000
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10106026466496876252.wav
zayat kuma dhaawacmin shilka
Zayat kuma dhaawacmin shilka.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,413
390,720
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10112815487640934346.wav
34 boqolkiiba dadka ka qayb gelay codbixintan ayaa fikradan qaba oo doonaya inay boqoradda elizabeth ii ay noqoto boqoradda uga dambeysa ee ustareeliya
34 boqolkiiba dadka ka qayb gelay codbixintan ayaa fikradan qaba, oo doonaya inay Boqoradda Elizabeth II ay noqoto boqoradda uga dambeysa ee Ustareeliya.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,237
143,040
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10112823856852770508.wav
korsashada waalidiintii wax dhalay waxay ka tanaasulaan xuquuqdooda waalidnimo si lamaane kale u koriyaan ilmaha
Korsashada, waalidiintii wax dhalay waxay ka tanaasulaan xuquuqdooda waalidnimo si lamaane kale u koriyaan ilmaha.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,328
212,160
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10118301333373926523.wav
wuxu xitaa soo jeediyay in awoodahaas lagu turjumayo dabeecadaha aadamaha laga yaabo ay sidoo kale leeyihiin xayawaanadu sida ayda dab joogta ah
Wuxu xitaa soo jeediyay in awoodahaas lagu turjumayo dabeecadaha aadamaha laga yaabo ay sidoo kale leeyihiin xayawaanadu sida ayda dab joogta ah.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
410
295,680
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10122682781566837720.wav
badiyaa shayyada lagu aasay tutankhamun ayaa si fiican loo dabolay waxaana ku jiray kumanaan cadaymod oo laga keenay birihii hore iyo sidoo kale dhagxaantii
Badiyaa shayyada lagu aasay Tutankhamun ayaa si fiican loo dabolay, waxaana ku jiray kumanaan cadaymod oo laga keenay birihii hore iyo sidoo kale dhagxaantii.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
832
170,880
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10127304288621646789.wav
tareenada habeenkii laga seexdo basaboorada waxa laga yaaba inuu ka aruriyo karigu si aan hurdada laguu khiyaamin
Tareenada habeenkii laga seexdo, basaboorada waxa laga yaaba inuu ka aruriyo karigu si aan hurdada laguu khiyaamin.
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,443
180,480
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/1013386561517526498.wav
daawadashada ubax bixinta geedka cherry ee loo yaqaano hanami ayaa ah mid kamida dhaqamada jabaaniiska ilaa qarnigii 8-daad
Daawadashada ubax bixinta geedka cherry ee loo yaqaano hanami, ayaa ah mid kamida dhaqamada Jabaaniiska ilaa qarnigii 8-daad.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
910
467,520
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10136699649676297132.wav
xaqiiqatan koodadka gobaladu haba yaraatee wax saamayna kuma leh nuqulaynta sharci darrada ah nuqulayn xabbad-xabbada ah ee cajaladu caadi bay ugu daarmaysaa aalad kasta ta asalka ahi ku daarmi lahayd
Xaqiiqatan, koodadka gobaladu haba yaraatee wax saamayna kuma leh nuqulaynta sharci darrada ah; nuqulayn xabbad-xabbada ah ee cajaladu caadi bay ugu daarmaysaa aalad kasta ta asalka ahi ku daarmi lahayd.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
204
110,400
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10141911176606820295.wav
qaar ka mida roobka ayaa waxa la socday duufano iyo hilaacyo joogta
Qaar ka mida roobka ayaa waxa la socday duufano iyo hilaacyo joogta.
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
988
184,320
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10143337734013132953.wav
taagagaas waxa badanaa lagu tilmaamaa vidde oo la macno ah dhul bannaan furan dhir la' oo bilaa xuduud ah
Taagagaas waxa badanaa lagu tilmaamaa “vidde” oo la macno ah dhul bannaan, furan dhir la’, oo bilaa xuduud ah.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,041
161,280
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10150177667995343154.wav
sida khubarada kale shaki ayuu isna ka qabaa in cudurka macaanka la dawayn karo isagoo xasuusinaya in natiijooyinkaasi aanay wax xiriir ah la lahayn dadka qaba macaanka nooca 1
Sida khubarada kale, shaki ayuu isna ka qabaa in cudurka macaanka la dawayn karo, isagoo xasuusinaya in natiijooyinkaasi aanay wax xiriir ah la lahayn dadka qaba macaanka Nooca 1.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
359
192,000
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/1015164353735409209.wav
waxay sameeyaan tani iyo ku qabanaya iftiinka walax yar oo lagu magacaabo footoon
Waxay sameeyaan tani iyo ku qabanaya iftiinka walax yar oo lagu magacaabo "footoon".
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,397
489,600
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10161742714162112769.wav
waxa taa dheer ka war haay qataro soo jiidan karo waxyabaha aad qadaneyso sida xayawaanada duurjoogta sidaa darted ka fogow inad soo qadato cunto karsan iyo sidoo kale in aad ilaaliso nadafada mesha aad degi doonto
Waxa taa dheer, ka war haay qataro soo jiidan karo waxyabaha aad qadaneyso sida xayawaanada duurjoogta, sidaa darted ka fogow inad soo qadato cunto karsan iyo sidoo kale in aad ilaaliso nadafada mesha aad degi doonto.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
428
192,000
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10166282037573157115.wav
dhanka yurub ee turki bariga thrace ama rumelia ee jasiiradda balkan ayaa ka qayb ah boqolkiiba 3% ee wadanka
Dhanka Yurub ee Turki (Bariga Thrace ama Rumelia ee jasiiradda Balkan) ayaa ka qayb ah boqolkiiba 3% ee wadanka.
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
84
127,680
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10170393874969757931.wav
ciddidiisa labaad ayaa wayn taasoo keentay magaca hesperonychus taasoo la macno ah ciddi galbeedeed
Ciddidiisa labaad ayaa wayn, taasoo keentay magaca Hesperonychus taasoo la macno ah "ciddi galbeedeed."
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,118
173,760
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10185498352031622738.wav
waxay u tilmaamtay saraakiisha gaarigeeda oldsmobile intrigue ee madow oo 500 dhudhun u jirta
Waxay u tilmaamtay saraakiisha gaarigeeda Oldsmobile Intrigue ee madow oo 500 dhudhun u jirta.
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
959
168,000
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10187506294530279729.wav
ma jirto diyaarada isaga gudubta saddex dariiq ee badwaynta ee ku yaal dhulka badhkiisa koonfureed kooxda sky iyana ma marto waddooyinka midkoodna
Ma jirto diyaarada isaga gudubta saddex dariiq ee badwaynta ee ku yaal Dhulka Badhkiisa Koonfureed ( Kooxda Sky iyana ma marto waddooyinka midkoodna).
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,334
211,200
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10190810458619595020.wav
tan waxa la samayn karaa iyadoo la adeegsanayo alaam xooga aamusan kaasoo maskaxdaada soo jeedinaya isagoon si buuxda kuu kicinayn
Tan waxa la samayn karaa iyadoo la adeegsanayo alaam xooga aamusan kaasoo maskaxdaada soo jeedinaya isagoon si buuxda kuu kicinayn.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,335
259,200
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10201490955951048565.wav
maamulaha noocan ahi waxaa ku adag samaynta go'aamo aan cadayn qaadashada ficilo anshax marineed qiimaynta waxqabadka jaan goynta masuuliyadeed iyo la xisaabtanka dadka
Maamulaha noocan ahi waxaa ku adag samaynta go'aamo aan cadayn, qaadashada ficilo anshax marineed, qiimaynta waxqabadka, jaan goynta masuuliyadeed, iyo la xisaabtanka dadka.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
105
264,000
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10205044001237191053.wav
waxa ka mid ah xaddidaad dhaqaale iyo cunuqatayn midowga yurub saaray dhoofinta saliidda qaydhin taasoo dhaqaalaha iiraan ka heli 80% dakhligooda dibadda
Waxa ka mid ah xaddidaad dhaqaale iyo cunuqatayn Midowga Yurub saaray dhoofinta saliidda qaydhin, taasoo dhaqaalaha Iiraan ka heli 80% dakhligooda dibadda.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
544
186,240
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/102074078292022575.wav
gridley ama starka ayaa safeexad saaray meel jirta ilaa 100 feet 30 m oo ku hortaal deyrka waxayna amreen in qofna aanu ridin waxba ilaa dadka caadiga ah dhaafaan
Gridley ama Starka ayaa safeexad saaray meel jirta ilaa 100 feet (30 m) oo ku hortaal deyrka waxayna amreen in qofna aanu ridin waxba ilaa dadka caadiga ah dhaafaan.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,160
168,960
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/1021993806737603767.wav
lacagta waa in lagu sameeyo guriyaha u adkaysta fatahaada maarayn biyeed wanaagsan iyo soo saarista khudaar kala gedisan
Lacagta waa in lagu sameeyo guriyaha u adkaysta fatahaada, maarayn biyeed wanaagsan, iyo soo saarista khudaar kala gedisan.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
497
299,520
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10221653838660988852.wav
qaalin sameyuhu wuxuu laha aqoon kala duwan ay ka mid tahay daawooyinka hurdada ay ka mid tahay xanuun babi'ishaya laga soo saro miraha iyo daawooyinka suuxdinta laga soo sarayo miraha dhiraha
Qaalin sameyuhu wuxuu laha aqoon kala duwan ay ka mid tahay daawooyinka hurdada ay ka mid tahay xanuun babi’ishaya laga soo saro miraha iyo daawooyinka suuxdinta laga soo sarayo miraha dhiraha.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,162
137,280
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10228803508080596213.wav
lamaanuhu waxay go'aansan karaan inaanay dantoodu ahayn ama danta ilmahooda aanay ahayn inay nuune korsadaan
Lamaanuhu waxay go’aansan karaan inaanay dantoodu ahayn, ama danta ilmahooda aanay ahayn, inay nuune korsadaan.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,057
258,240
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10229709633640268061.wav
ku luglahaanshaha qofnimo ”iyo xiriir sii socda” ayuu eighmey iyo mccor 1998 sidoo kale loo aqoonsaday xaalado dhiirigelineed markay baadheen falcelinta dadka ee websaydyada
“Ku luglahaanshaha qofnimo ”iyo “xiriir sii socda” ayuu Eighmey iyo McCor (1998) sidoo kale loo aqoonsaday xaalado dhiirigelineed markay baadheen falcelinta dadka ee websaydyada.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
616
352,320
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10231604469532693918.wav
si kastaba ha ahate cadeemo cusub aya tusinaya in moriori ay ahayen koox ka timid dhul weynaha maori oo kasoo haajiray new zealand ilaa jasiiradaha chatham ayagoo sameystay dhan ugooniyo nabdon
Si kastaba ha ahate, cadeemo cusub aya tusinaya in Moriori ay ahayen koox ka timid dhul weynaha Maori oo kasoo haajiray New Zealand ilaa Jasiiradaha Chatham, ayagoo sameystay dhan ugooniyo nabdon.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
102
198,720
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10240806959184343145.wav
ilaa galabnimadii arbacada burmadaha taangigu weli way liidayeen waxaana laga yaaba inay taas keentay kulka ku fiday gudaha taangiga
Ilaa galabnimadii Arbacada, burmadaha taangigu weli way liidayeen waxaana laga yaaba inay taas keentay kulka ku fiday gudaha taangiga.
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,066
432,960
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10241576284785307729.wav
iyadoo cuntadooda inteeda badan aynu aqoon doono roomaaniyiintu waxay doorkooda ku lahaayeen cuntooyinka qariibka ah sida butida keymaha daa'uuska carsaanyada iyo nooc jiirarka ka mid ah oo la yidhaahdo daarmoos
Iyadoo cuntadooda inteeda badan aynu aqoon doono, Roomaaniyiintu waxay doorkooda ku lahaayeen cuntooyinka qariibka ah, sida butida keymaha, daa’uuska, carsaanyada, iyo nooc jiirarka ka mid ah oo la yidhaahdo daarmoos.
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
734
203,520
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10255050106069948848.wav
jiilaalka ku raaxayso baraf ku siibadka ugu wacan waqooyiga maraykanka xagaagana tijaabi buur-baaskil ku wadiida asal ah
Jiilaalka, ku raaxayso baraf ku siibadka ugu wacan Waqooyiga Maraykanka, Xagaagana tijaabi buur-baaskil ku wadiida asal ah.
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
4
142,080
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10258041753573742387.wav
bayloodka waxaa lagu suntay hogaamiyaha dilokrit pattavee
Bayloodka waxaa lagu suntay hogaamiyaha Dilokrit Pattavee.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
22
119,040
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10259919997887978372.wav
hsieh waxa uu ku doode in photogenic ma uu ka isteel fiican yahay waxa
Hsieh waxa uu ku doode in photogenic Ma uu ka isteel fiican yahay waxa.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
921
391,680
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10264819753919240772.wav
hadii aanu khad kuugu xirnayn moobilkaaga ama marka uu ka baxo aagiisa shaqadoodu way xaddidmaysaa ama lamaba helayo
Hadii aanu khad kuugu xirnayn moobilkaaga, ama marka uu ka baxo aagiisa, shaqadoodu way xaddidmaysaa ama lamaba helayo.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
489
216,960
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10268465418423056525.wav
diinta waxa asaasay wadaadka nanak qarnigii 15aad 1469-1539. waxa ku sii xigay sagaal wadaad oo kale
Diinta waxa asaasay Wadaadka Nanak qarnigii 15aad (1469-1539). Waxa ku sii xigay sagaal wadaad oo kale.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
411
269,760
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10277152490023781169.wav
soo saaristii taayirada giraanta ah ayaa gaari-farasyadii asiiriyaanka ka dhigtay qaar fudud dheeraynaya oo u diyaarsan inay ka dheereeyaan gaari farasyada kale iyo askarta
Soo saaristii taayirada giraanta ah ayaa gaari-farasyadii Asiiriyaanka ka dhigtay qaar fudud, dheeraynaya oo u diyaarsan inay ka dheereeyaan gaari farasyada kale iyo askarta.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
8
188,160
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10277794441885172165.wav
dibad baxa wuxuu bilaabmay ilaa sacaada marka ay aheyd 11:00 utc+1 ka soo horjeedka whitehall meelaha ay ilaaliyaan askarta downing street ee reesal wasaraha rasmiga ee degan halka
Dibad baxa wuxuu bilaabmay ilaa sacaada marka ay aheyd 11:00 (UTC+1) ka soo horjeedka Whitehall meelaha ay ilaaliyaan askarta Downing Street, ee Reesal Wasaraha rasmiga ee degan halka.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
379
216,000
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10283556339632400812.wav
ilaa sadax kuno sano kadib 1610 xidag barte galileo galilei ayaa waxa uu ku ogaaday telescope in venus uu leeyahay wajiyo kala duwan sida bisha oo kale
Ilaa sadax kuno sano kadib, 1610, xidag barte Galileo Galilei ayaa waxa uu ku ogaaday telescope in Venus uu leeyahay wajiyo kala duwan, sida bisha oo kale.
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
436
168,960
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10292559877715938186.wav
1957 dii ayay luxembourg noqotay xubintii aasaastay ururka maanta loo yaqaano midowga yurub
1957 dii ayay Luxembourg noqotay xubintii aasaastay ururka maanta loo yaqaano Midowga Yurub.
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
301
200,640
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10293295335250962454.wav
raacida nidaamka hjr-3 waxaa dib loo eegi doona doorashada xigta diiwan gelinta ee 2015 ama 2016 waxa hadhay
Raacida nidaamka, HJR-3 waxaa dib loo eegi doona doorashada xigta diiwan gelinta ee 2015 ama 2016 waxa hadhay.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,217
304,320
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10295111451331792810.wav
musharaxiintu wakiilo ayay dirsan karaan si ay markhaati ugu ahaadaan qayb kasta oo ka mid ah hawlgalka fiidnimadii codadka waxa tiranaya mutadawiciin iyagoo aad korka loogala socdo iyagoo raacaya habraac gaar ah
Musharaxiintu wakiilo ayay dirsan karaan si ay markhaati ugu ahaadaan qayb kasta oo ka mid ah hawlgalka. Fiidnimadii, codadka waxa tiranaya mutadawiciin iyagoo aad korka loogala socdo, iyagoo raacaya habraac gaar ah.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
784
181,440
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10302784166359675709.wav
sawirada xayawaanada ka badana waxay u bahan yahiin kamarad afkeedu dheer yahay inkasto shimbiraha duula iyo noolaha kale ee yaryari ay u bahan yahiin qaar kale
Sawirada xayawaanada ka badana waxay u bahan yahiin kamarad afkeedu dheer yahay, inkasto shimbiraha duula iyo noolaha kale ee yaryari ay u bahan yahiin qaar kale.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,006
158,400
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/1030534092515341475.wav
kanisad kasta waxay leedahay goob beereed furan kadibna gudaha waxay ku ledahay goob nabdoon taasi oo ay galikaraan karo kaliya wadaadadu
Kanisad kasta waxay leedahay goob beereed furan kadibna gudaha waxay ku ledahay goob nabdoon taasi oo ay galikaraan karo kaliya wadaadadu.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
438
480,000
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10311287347145902205.wav
waxa la sheegaa in 1649 kii uu zhabdrung ngawang namgyel uu sameeyay qalcadda si uu ugu xuso guushii u ka guulaystay xoogagii tibetan-mongol
Waxa la sheegaa in 1649 kii, uu Zhabdrung Ngawang Namgyel uu sameeyay qalcadda si uu ugu xuso guushii u ka guulaystay xoogagii Tibetan-Mongol.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
56
299,520
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10330050627078674592.wav
mudane costello wuxuu yiri awooda soo saarida nukliyeerka ay noqoneyso dhaqaale ahaan guuleysan kara australia waa in ay bilowda isticmaalidiisa
Mudane Costello wuxuu yiri awooda soo saarida nukliyeerka ay noqoneyso dhaqaale ahaan guuleysan kara, Australia waa in ay bilowda isticmaalidiisa.
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
704
244,800
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/1033342932752084363.wav
dalxiisyadu waxay u jaban yihiin kooxaha waawayn markaas haddaad keligaa tahay ama aad la soco hal saaxiib isku day inaad la kulantaan dad kale una samaysaan kooxo afar ilaa lix ah si aad u heshaan kharash qofeed kan ka fiican
Dalxiisyadu waxay u jaban yihiin kooxaha waawayn, markaas haddaad keligaa tahay ama aad la soco hal saaxiib, isku day inaad la kulantaan dad kale una samaysaan kooxo afar ilaa lix ah si aad u heshaan kharash qofeed kan ka fiican.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
208
216,960
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10334853897020846629.wav
baadhista waxa caqab ku noqday isla cimiladii xumayd ee sababtay soo degistii la joojiyay
Baadhista waxa caqab ku noqday isla cimiladii xumayd ee sababtay soo degistii la joojiyay.
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
7
241,920
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10339987373384000726.wav
ka dib intuu u guuray caasimadda catalan vidal ayaa kooxda u ciyaaray 49 ciyaar
Ka dib intuu u guuray caasimadda Catalan, Vidal ayaa kooxda u ciyaaray 49 ciyaar.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
22
120,960
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10340908123248440384.wav
hsieh waxa uu ku doode in photogenic ma uu ka isteel fiican yahay waxa
Hsieh waxa uu ku doode in photogenic Ma uu ka isteel fiican yahay waxa.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
783
145,920
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10341665200556495426.wav
sawiradda duurjoogta ayaa qiimo badan la saarin laakin sida sawiritaanka guud hal sawir ayaa la qiimo ah kun erey
Sawiradda duurjoogta ayaa qiimo badan la saarin, laakin sida sawiritaanka guud, hal sawir ayaa la qiimo ah kun erey.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
878
168,960
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/1034173061931655232.wav
cudur caabuqeed waa mid uu keenay jeermis-side sida fayras bakteeriyo fangas ama dulin kale
Cudur caabuqeed waa mid uu keenay jeermis-side sida fayras, bakteeriyo, fangas, ama dulin kale.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
881
136,320
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10347720842553481655.wav
shuruudahaas waxa laga yaabaa inay waxoogaa ku xirnaadaan waddanka ama safruhu uu booqday ama uu rabo inuu booqdo
Shuruudahaas waxa laga yaabaa inay waxoogaa ku xirnaadaan waddanka ama safruhu uu booqday ama uu rabo inuu booqdo.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,504
290,880
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10347836923297817206.wav
kongareska wuxuu waayey awood uu ku soo jediyo canshuur sababto ah waxaan jiran qaran hir gelin karo ama xukmi kara wuxuu isku halaynayaamaaamulada gobolada kuwaas oo badana aan la shaqeyn si loo xoojiyo sharciga
Kongareska wuxuu waayey awood uu ku soo jediyo canshuur, sababto ah waxaan jiran qaran hir gelin karo ama xukmi kara. Wuxuu isku halaynayaamaaamulada gobolada, kuwaas oo badana aan la shaqeyn, si loo xoojiyo sharciga.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
556
205,440
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10356451955461078870.wav
ciyaar yahanada ayaa laga yaabaa inay dareemaan in alaabo ay door bidaan iyadoo laga yaabo inaanay wax faa'iido ahba u lahayn iyaga
Ciyaar yahanada ayaa laga yaabaa inay dareemaan in alaabo ay door bidaan iyadoo laga yaabo inaanay wax faa’iido ahba u lahayn iyaga.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
308
73,920
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10360845502447845706.wav
waxa uu ku dhintay osaka talaadadii
Waxa uu ku dhintay Osaka Talaadadii.
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
254
515,520
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10362820606065660283.wav
18 maarso 1965 ayuu sameeyay hawshii gaariga ka baxsanayd eva ee ugu horeysay ama socodka samada isagoo keligii joogay dayax gacmeedka dibadiisa muddo waxyar ka badan laba iyo toban daqiiqo
18 Maarso, 1965, ayuu sameeyay hawshii gaariga ka baxsanayd (EVA), ee ugu horeysay ama "Socodka Samada", isagoo keligii joogay dayax gacmeedka dibadiisa muddo waxyar ka badan laba iyo toban daqiiqo.
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
59
462,720
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10371602414276654824.wav
booliisku waxay sheegeen in lo piccolo gacan sarreeyay maadaama uu ahaa gacanta midig ee provenzano ee palermo u joogta khibradiisa waynina waxay u goysay ixtiraamka jiilasha boosaska ka wayn isaga intay raacayaan siyaasadda provenzano ee ah is qarinta iyadoo haddana awoodda shabakadada la xoojinayo
Booliisku waxay sheegeen in Lo Piccolo gacan sarreeyay maadaama uu ahaa gacanta midig ee Provenzano ee Palermo u joogta khibradiisa waynina waxay u goysay ixtiraamka jiilasha boosaska ka wayn isaga intay raacayaan siyaasadda Provenzano ee ah is qarinta iyadoo haddana awoodda shabakadada la xoojinayo.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
72
258,240
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10374516337341741631.wav
qareennada greek caanka ee sakis kechagioglou iyo george nikolakopoulos ayaa lagu xiray xabsiga athens ee korydallus ka dib markii lagu cadeeyey dambiga musuqmaasuqa
Qareennada Greek caanka ee, Sakis Kechagioglou iyo George Nikolakopoulos ayaa lagu xiray xabsiga Athens ee Korydallus, ka dib markii lagu cadeeyey dambiga musuqmaasuqa.
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,269
182,400
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10377402089071694747.wav
inkastoo hawada moobelka ay awood badan tahay wadada ilaa meelo dhaadheer tusaale duurka pennsylvania
Inkastoo, hawada moobelka ay awood badan tahay wadada ilaa meelo dhaadheer tusaale; duurka Pennsylvania.
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,315
259,200
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10382333414723193465.wav
ciyaarha xagaaga ahaa ah kuwa ugu caansan gobolada waqooyiga munasabadaha uu ciyaaraha caalamiga ah talyaanigu badiya ahaa ah kuwa olombobikada
Ciyaarha xagaaga ahaa ah kuwa ugu caansan gobolada waqooyiga, munasabadaha uu ciyaaraha caalamiga ah talyaanigu badiya ahaa ah kuwa olombobikada.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,398
236,160
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10383653726041270636.wav
bisha lasoo dhaafay ayay iran wajahday musiibada hawada ee ugu xumayd dhawr sana gudaheeda ka dib mar diyaarad u socotay armenia dhacday oo na dishay 168 qof oo saarneed
Bisha lasoo dhaafay ayay Iran wajahday musiibada hawada ee ugu xumayd dhawr sana gudaheeda ka dib mar diyaarad u socotay Armenia dhacday, oo na dishay 168 qof oo saarneed.
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,065
552,960
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10385723576824421856.wav
markii loo eego australian-ka ray'iga kafee 'oo wada cad’ ayaa ajnabi ku ah. koobka gaaban oo madaw ayaa ‘espresso’ ah cappuccino ayaa ku yimaada isagoo kareem ka buuxo ma ahan abuurka shaha na waxaa la isu siiyo caano la’aan
Markii loo eego Australian-ka, ray'iga kafee 'oo wada cad’ ayaa ajnabi ku ah. Koobka gaaban oo madaw ayaa ‘espresso’ ah, cappuccino ayaa ku yimaada isagoo kareem ka buuxo (ma ahan abuurka), shaha na waxaa la isu siiyo caano la’aan.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,233
105,600
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/1038961001513415702.wav
aragtida ka imanshaha china halka ubaxyada ay yahiin kuwa la doorto
Aragtida ka imanshaha China halka ubaxyada ay yahiin kuwa la doorto.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
117
276,480
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10391193683828164544.wav
saynis yahanadu waxay ka shakisan yahiin inkaladuska uu la mid yahay sida dhulka xogta laga helay isha saturn loo yaqaano
Saynis yahanadu waxay ka shakisan yahiin inkaladuska uu la mid yahay sida dhulka xogta laga helay isha Saturn loo yaqaano.
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
594
303,360
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10394429453816748803.wav
xayawaanada oo keliya ayaa leh maskaxyo inkasto dhamaan xayawaanadu ayna wada lahayn tusaale ahaan; xayawaan badeedka,malaha wax maskax ah
Xayawaanada oo keliya ayaa leh maskaxyo (inkasto dhamaan xayawaanadu ayna wada lahayn tusaale ahaan; xayawaan badeedka,malaha wax maskax ah).
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
68
289,920
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10399527986390223905.wav
markay kireysteyaasha isu sheegeen waxa ku dhacay badi qoysaska ku dhex jiray arrinta ayaa isla markii fahmay in carolyn wilson ee shirkadda oha ay dhacday lacagtii dhigashada ka dib na magaalada ka baxsatay
Markay kireysteyaasha isu sheegeen waxa ku dhacay, badi qoysaska ku dhex jiray arrinta ayaa isla markii fahmay in Carolyn Wilson ee shirkadda OHA ay dhacday lacagtii dhigashada, ka dib na magaalada ka baxsatay.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
478
297,600
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10406263582272442666.wav
alexander boqor ahaan wuxuu ku deeqay inuu baxsho dib u dhiska macbadka laakiin waa la diidey deeqdiisa ugu dambeyn markii uu geriyoodey alexander dib ayaa loo dhisay macbadka markay taariikhda miilaadigu ahayd323
Alexander, boqor ahaan wuxuu ku deeqay inuu baxsho dib u dhiska macbadka, laakiin waa la diidey deeqdiisa. Ugu dambeyn, markii uu geriyoodey Alexander, dib ayaa loo dhisay macbadka markay taariikhda miilaadigu ahayd323.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
149
175,680
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/1040710277793732036.wav
bangiga northern rock bank ayaa la qarameeyyay sanadkii 2008 kadib muujintiisa in shirkadu ay taageero degdeg ah ka heshay dowlada ingiriiska
Bangiga Northern Rock Bank ayaa la qarameeyyay sanadkii 2008 kadib muujintiisa in shirkadu ay taageero degdeg ah ka heshay Dowlada Ingiriiska.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
577
389,760
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10413334190119483144.wav
waa maxay unug ereyga unug wuxuu ka yimi erey latiini ah cella micnaheduna waa qol yar waana marki ugu horey ee uu soo sarey seynis yahaan barayey qaab dhismeedka gufka
Waa maxay unug? Ereyga unug wuxuu ka yimi erey latiini ah “cella” micnaheduna waa “qol yar” waana marki ugu horey ee uu soo sarey seynis yahaan barayey qaab dhismeedka gufka.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
445
407,040
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10415389699973652565.wav
saddexdi muwaddin oo venezuela oo shaqayso labo ayaa ka shaqayso qaybta adeega afartiiba hal ayaa ka shaqeeyaa warshadaha shantiiba meel na waxay ka shaqeeyaan beeraha
Saddexdi muwaddin oo Venezuela oo shaqayso labo ayaa ka shaqayso qaybta adeega, afartiiba hal ayaa ka shaqeeyaa warshadaha, shantiiba meel na waxay ka shaqeeyaan beeraha.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
305
190,080
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10420596631901364700.wav
1960yadii ayuu ku laabtay waddanka aljeeriya oo dhowaan madax bannaani qaadatay si uu u dhigo filim soo saarista
1960yadii ayuu ku laabtay waddanka Aljeeriya oo dhowaan madax bannaani qaadatay si uu u dhigo filim soo saarista.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,482
661,440
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10424194056487579342.wav
nadiifin nadifin dahab orodyahano ayaa ka faaloday in luna ay sidayda oo kale tahay mid layaab badan.. laga yaabaa inay iga darantahay.. waan jeclahay waanan tabi doonaa waxaan rajayn inay ku sugan tahay meel wacan.
Nadiifin "nadifin dahab" orodyahano ayaa ka faaloday in "Luna ay sidayda oo kale tahay mid layaab badan.. Laga yaabaa inay iga darantahay.. Waan jeclahay waanan tabi doonaa… waxaan rajayn inay ku sugan tahay meel wacan."
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,316
184,320
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10424904106544145841.wav
waddooyinka qaar baa dhaawacmay adeega tareenada ayaa meelaha wax ka dhaceen kala go'ay madaarka noto ee ishikawa isna wali waa xiran yahay
Waddooyinka qaar baa dhaawacmay, adeega tareenada ayaa meelaha wax ka dhaceen kala go'ay, Madaarka Noto ee Ishikawa isna wali waa xiran yahay.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,034
357,120
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10433861126893782153.wav
ma jiraan xill roobaad iyo abaareed khaas ah xaddiga roobku isku mid buu ahaadaa dhammaan sanadka
Ma jiraan xill “roobaad” iyo “abaareed” khaas ah: xaddiga roobku isku mid buu ahaadaa dhammaan sanadka.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
206
158,400
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10434707177823187581.wav
qiyaastii toban daqiiqo kahor intaanu dagin wajihidiisa labaad ayaa la waayay
Qiyaastii toban daqiiqo kahor intaanu dagin wajihidiisa labaad ayaa la waayay.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
260
312,960
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10437416095872740704.wav
iskarogooyin ayaa lagu gooyay iridda laga galo dhuunta waxaana diyaar ahaa 80 booliis taageero ah oo baabuurleyda ah ku hagayay meelahay ka weecanayaan
Iskarogooyin ayaa lagu gooyay iridda laga galo dhuunta waxaana diyaar ahaa 80 booliis taageero ah oo baabuurleyda ah ku hagayay meelahay ka weecanayaan.
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,320
313,920
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10452926184574173987.wav
jasiiradaha koonfurta shetland ee la helay 1819 waxaa sheegta dhowr wadamood waxayna leedahay saldhigyada ugu badan iyadoo lix iyo toban ay firfircoon yihiin sannadka 2020
Jasiiradaha Koonfurta Shetland, ee la helay 1819, waxaa sheegta dhowr wadamood waxayna leedahay saldhigyada ugu badan, iyadoo lix iyo toban ay firfircoon yihiin sannadka 2020.
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
1,152
144,000
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10465529895516638722.wav
inta lagu jiro qaboobaha waxaa jira baraf kugu filan inuu ku xanibo kaaso da'aya wakhti yar
Inta lagu jiro qaboobaha, waxaa jira baraf kugu filan inuu ku xanibo kaaso da'aya wakhti yar.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
67
474,240
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10466622241526173671.wav
markay caddaatay in qoysas badani ay raadinayaan taageero sharci si ay ula dagaalaan guryo ka saarista ayaa shir lagu qabtay xarunta sharciga bulshada ee east bay 20kii bisha maaj kaasoo loogu talo galay dadka lagu dhibay khiyaanada guriyaynta
Markay caddaatay in qoysas badani ay raadinayaan taageero sharci si ay ula dagaalaan guryo ka saarista, ayaa shir lagu qabtay Xarunta Sharciga Bulshada ee East Bay 20kii bisha Maaj kaasoo loogu talo galay dadka lagu dhibay khiyaanada guriyaynta.
0male
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
796
249,600
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10478958614782776591.wav
waxay u baahan yihiin inay muujiyaan cinwaanka emailka ee caymiska iyo lambarada caalamiga ah si loo sameeyo la talin/ogolaansho iyo codsiga mag dhawga
Waxay u baahan yihiin inay muujiyaan cinwaanka emailka ee caymiska iyo lambarada caalamiga ah si loo sameeyo la talin/ogolaansho iyo codsiga mag dhawga.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
474
322,560
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10482936654656639405.wav
tani waxay muujisay isbeddel muhiima maadaama awoodda reer yurubku aanay mar danbe isu soo dhigi karin dagaalo diimeedyo sidaa daraadeed dagaalkii soddonka sanno ayaa noqonaya dagaalkii ugu dambeeyay dagaal diimeed lagu magacaabo
Tani waxay muujisay isbeddel muhiima, maadaama awoodda Reer Yurubku aanay mar danbe isu soo dhigi karin dagaalo diimeedyo. Sidaa daraadeed, Dagaalkii Soddonka Sanno ayaa noqonaya dagaalkii ugu dambeeyay dagaal diimeed lagu magacaabo.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
819
249,600
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10487862029615945559.wav
waxaa jiro wax yaabo badan oo ay tahay in aad ka fiirsato inta aadan meel usafrin ama aad usafartaba
Waxaa jiro wax yaabo badan oo ay tahay in aad ka fiirsato inta aadan meel usafrin ama aad usafartaba.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
897
241,920
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10489418955323384448.wav
sharaxaadu waa inay qoto ku filan lahaataa 5 mm 1/5 inji ama ka badanba shaygu waa inay jileec ku filan yeeshaa meelah heerkulka qaboow
Sharaxaadu waa inay qoto ku filan lahaataa, 5 mm ( 1/5 inji) ama ka badanba, shaygu waa inay jileec ku filan yeeshaa meelah heerkulka qaboow.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
333
308,160
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10493153897343432194.wav
dabbaaldegyada ayaa ku bilaabmay bandhig gaara oo uu soo qaban qaabiyay kooxda adduunka ka caanka ah ee cirque du soleil
Dabbaaldegyada ayaa ku bilaabmay bandhig gaara oo uu soo qaban qaabiyay kooxda adduunka ka caanka ah ee Cirque du Soleil.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa
145
282,240
/root/.cache/huggingface/datasets/downloads/extracted/fa1ea415b5c20dc23686e0d0b44a3bf262b21310113596aee2cc53d2e9bb8945/10495256341670416742.wav
taasi micneheedu waxay tahay wax walbo waa in dib loo celiyo ayuu dhahay cilmi baare ku sugan adeega cilmi baaridda rift valley ee ethiopia oo na ka ah qoraalaha labaad ee cilmi baaridda berhane asfaw
Taasi micneheedu waxay tahay wax walbo waa in dib loo celiyo,” ayuu dhahay cilmi baare ku sugan Adeega Cilmi Baaridda Rift Valley ee Ethiopia oo na ka ah qoraalaha labaad ee cilmi baaridda, Berhane Asfaw.
1female
83so_so
Somali
3sub_saharan_african_ssa