text
stringlengths
60
55.9M
Dab aad u xooggan oo khasaare gaystay ayaa ka kacay hudheel ku yaalla aagga Malviya Nagar ee magaalada Delhi, maalinti Arbaca ee todobaadkii la soo dhaafay.
Koobka Adduunka ayaa markii ugu horreysay waxaa ku tartami doona 48 waddan oo ay ku jiraan 10 ka socota qaaradda Afrika. BBC-da ayaa diyaarisay warbixin ku saabsan dhammaan ciyaartoyda loo soo xulay.
Iran keydka uranium-ka la hodmiyay ayaa noqday qodobka ugu weyn ee khilaafka u dhexeeya Tehran iyo Washington ee ku saabsan dhammaadka dagaalka, balse mustaqbalka iyo halka uu yaallo kaydkan ayaa weli ah sir adag oo aan si fudud loo ogaan karin.
Hoggaamiyaha dhaqdhaqaaqa Xuuthiyiinta ee Yemen, cabdulmalik al-Houthi, ayaa ku dhawaaqay in kooxdiisu ay diyaar u tahay "heer kasta oo colaadda ah oo sii kordha" marka la eego xiisadaha ka taagan gobolka.
Ayaan Xirsi waa muwaadin Soomaaliyeed oo heysata dhalashada Holland iyo Mareykanka, waxayna caan ku tahay la dagaallanka xagjirnimada diinta iyo tacadiyada ka dhanka ah haweenka.
Donald Trump ayaa Khamiistii sheegay inuu “wax aad u wanaagsan” u arko haddii labada hoggaamiye ay kulmi lahaayeen.
Horraantii 1930-kii, waxaa dalka Uruguay ee ku yaalla Koonfurta Ameerika soo gaadhay 13 xul qaran si ay uga qaybgalaan tartankii ugu horreeyay ee Koobka Adduunka, kaas oo ahaa kii ugu horreeyay ee noociisa ah oo dibadda ka ah Ciyaaraha Olombikada.
Xilli fiid ah, anigoo isu diyaarinaya dhalashada saaxiibaday, 17 maalmood kaddib fadhigeygii ugu horreeyay ee Kimikada ee kansarka naasaha, timahaygu waxay bilaabeen in ay si kedis ah ugu daataan qolka qubayska ee hoteelka.
Caqabadda gaadhista meerayaashaas, maadaama safarrada dheer ee hawada sare ay saamayn ku yeelan karaan jirka bini'aadamka iyo awooddiisa taran, taas oo aan weli si buuxda loo fahmin.
Arrinta ku saabsan madaxbannaanida iyo dowladdnimada Falastiin waxay wali tahay qodobka ugu weyn ee uu khilaafku ka taagan yahay, waddamada Carabta iyo Israa'iil.
Maamulka gobolka Karkaar ee Puntland ayaa soo saaray qoraal lagu mamnuucay in aan gobolka iyo magaalada Qardho lagu qaban karin… Sii akhri
DFS oo sheegtay in ay soo gabagabeysay hawlgal ka dhan ah Khayre iyo Sheekh Shariif Posted on June 5, 2026 June 5, 2026 by Desk Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay soo gabagabeysay howl hawlgal ay uga hortay maleeshiyaad rabay in ay ammi darro… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay soo gabagabeysay howl hawlgal ay uga hortay maleeshiyaad rabay in ay ammi darro… Sii akhri
Sheekh Shariif oo ogolaaday in uu ka guuro Mirinaayo Posted on June 5, 2026 June 5, 2026 by Desk Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu dambeyn ogolaaday in uu ka guuro xaafadda Mirinaayo ee degmada… Sii akhri
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu dambeyn ogolaaday in uu ka guuro xaafadda Mirinaayo ee degmada… Sii akhri
Puntland oo ka hadashay dagaalkii Muqdisho Posted on June 4, 2026 June 4, 2026 by Desk Puntland ayaa si adag u cambaareysay dagaalkii ka dhacay magaalada Muqdisho, iyada oo mas’uulayadiisa dusha ka saartay Dowladda Federaalka Soomaaliya.… Sii akhri
Puntland ayaa si adag u cambaareysay dagaalkii ka dhacay magaalada Muqdisho, iyada oo mas’uulayadiisa dusha ka saartay Dowladda Federaalka Soomaaliya.… Sii akhri
Maraykanka iyo Ingiriiska oo ka hadlay dagaalka Muqdisho Posted on June 4, 2026 June 4, 2026 by Desk Dowladaha ugu tunka weyn Beesha Caalamka ee Maraykanka iyo Ingiriiska ayaa walaac weyn ka muujiyay dagaalka ka socda magaalada Muqdisho… Sii akhri
Dowladaha ugu tunka weyn Beesha Caalamka ee Maraykanka iyo Ingiriiska ayaa walaac weyn ka muujiyay dagaalka ka socda magaalada Muqdisho… Sii akhri
Jubaland oo ka hadashay dagaalka Muqdisho Posted on June 4, 2026 June 4, 2026 by Desk Jubaland ayaa cambaaraysay dagaalka ka socda Muqdisho, iyada oo ku eedeeysay dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in ay… Sii akhri
Jubaland ayaa cambaaraysay dagaalka ka socda Muqdisho, iyada oo ku eedeeysay dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in ay… Sii akhri
Wararkii ugu dambeeyay ee Muqdisho Posted on June 4, 2026 June 4, 2026 by Desk Madaafiic culus ayaa laga maqlayaa xaafadaha degmada Howlwadaag iyo xaafada Mirinaayo ee degmada Cabdicasiis, halkaas oo ilaa shalay galab ay… Sii akhri
Madaafiic culus ayaa laga maqlayaa xaafadaha degmada Howlwadaag iyo xaafada Mirinaayo ee degmada Cabdicasiis, halkaas oo ilaa shalay galab ay… Sii akhri
Khayre oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Muqdisho Posted on June 3, 2026 June 3, 2026 by Desk Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka mid ah xubnaha muraacadka ee Golaha Samatabixinta ayaa ka hadlay… Sii akhri
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka mid ah xubnaha muraacadka ee Golaha Samatabixinta ayaa ka hadlay… Sii akhri
Dagaal ka socda magaalada Muqdisho Posted on June 3, 2026 June 3, 2026 by Desk Dagaal ayaa goordhaweyd ka qarxay Isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeya ciidamada taageersan mucaaradka iyo kuwa dowladda… Sii akhri
Dagaal ayaa goordhaweyd ka qarxay Isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeya ciidamada taageersan mucaaradka iyo kuwa dowladda… Sii akhri
Ciidamo isku horfadhiya xaafado ka mid ah Muqdisho iyo xaaladda oo cakiran Posted on June 3, 2026 June 3, 2026 by Desk Magaalada Muqdisho ayaa gashay jawi siyaasadeed oo aad u kacsan, iyada oo si weyn looga dareemayo dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo abaabul… Sii akhri
Magaalada Muqdisho ayaa gashay jawi siyaasadeed oo aad u kacsan, iyada oo si weyn looga dareemayo dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo abaabul… Sii akhri
Puntland oo qabatay xubin ajnabi ah oo ka tirsan Daacish Posted on June 3, 2026 June 3, 2026 by Desk Ciidamada Booliska degmada Ufeyn ee gobolka Bari ayaa shalay qabtay nin ajnabi ah oo u dhashay dalka Yemen, kaas oo… Sii akhri
Ciidamada Booliska degmada Ufeyn ee gobolka Bari ayaa shalay qabtay nin ajnabi ah oo u dhashay dalka Yemen, kaas oo… Sii akhri
Ra’iisul Wasaare Xamse oo guddi magacaabay Posted on June 2, 2026 June 2, 2026 by Desk Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Sare ee Maamulka Sanduuqa Qaran ee Maareynta Khataraha Musiibooyinka.… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Sare ee Maamulka Sanduuqa Qaran ee Maareynta Khataraha Musiibooyinka.… Sii akhri
Sheekh Shariif oo u guuray Mirinaayo Posted on June 2, 2026 June 2, 2026 by Desk Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo geed fadhi u ah mucaaradka Muqdisho ayaa xalay saqdii dhexe u guuray… Sii akhri
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo geed fadhi u ah mucaaradka Muqdisho ayaa xalay saqdii dhexe u guuray… Sii akhri
DIB-U-EEGISTA IYO HORUMARINTA MANHAJKA WAXBARASHADA AASAASIGA AH EE SOOMAALIYA: Ma Qaabayn Doontaa Mustaqbalka Waxbarashada Soomaaliya? Posted on June 2, 2026 June 2, 2026 Hordhac Manhajku waa laf-dhabarta waxbarashada oo horseed u ah horumarka bulshada, dhaqaalaha, tiknoolajiyada, cadaaladda, iyo in ay bulshadu ku naa...
Hordhac Manhajku waa laf-dhabarta waxbarashada oo horseed u ah horumarka bulshada, dhaqaalaha, tiknoolajiyada, cadaaladda, iyo in ay bulshadu ku naalooto… Sii akhri
Puntland: Ciidamo tababar loogu soo xiray Gaalkacyo Posted on June 1, 2026 June 1, 2026 by Desk Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Puntland, Maxamed Baarri Shire, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Sarreeye Guuto Muumin Cabdi… Sii akhri
Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Puntland, Maxamed Baarri Shire, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Sarreeye Guuto Muumin Cabdi… Sii akhri
39 Daqiiqadood ka hor Baadari Leo oo ku amaanay Spain inaysan taageerin dagaalada Gaza, Iran, iyo Ukraine Xigashada Sawirka, EPA Baadari Leo, oo ah hogaamiyaha Catholics-ka adduunka, ayaa Sabtidii ku amaanay Spain “sida ay uga go’an tahay nabadda iyo midnimada ummadaha” mar uu booqasho rasmi ah ku yimid dalka. Dowladda...
Baadari Leo, oo ah hogaamiyaha Catholics-ka adduunka, ayaa Sabtidii ku amaanay Spain “sida ay uga go’an tahay nabadda iyo midnimada ummadaha” mar uu booqasho rasmi ah ku yimid dalka.
“Waxaan aad ugu mahad-celinayaa dalkiina oo ah waddan had iyo jeer u hoggaansama shuruucda caalamiga ah iyo is-dhexgalka dhinacyada badan leh, qaabkanina wuxuu si cad u muujinayaa sida ay uga go’an tahay nabadda iyo wadajirka ummaddaha dhexdooda,” ayuu Pope-ka ka yiri xaflad soo dhaweyn ah oo lagu qabtay qasriga boqort...
Saacad ka hor Xiriirka Kubadda Cagta Iiraan oo ku eedeeyay dowladda Mareykanka in ay si takoor ah ula dhaqmeen xulka qaranka Xigashada Sawirka, Getty Images Xiriirka Kubadda Cagta Iiraan ayaa dhaleeceeyay ku guuldareysiga in fiisaha la siiyo qaar ka mid ah xulka qaranka ee loo diray Koobka Adduunka, iyagoo ku eedeeyay ...
Xiriirka Kubadda Cagta Iiraan ayaa dhaleeceeyay ku guuldareysiga in fiisaha la siiyo qaar ka mid ah xulka qaranka ee loo diray Koobka Adduunka, iyagoo ku eedeeyay dowladda Mareykanka inay ku kacday habdhaqan takoor ah.
Xiriirku waxa uu ku eedeeyay Maraykanka “in uu hab-dhaqankiisa naceybka ah ee ka dhanka ah qaranka Iran uu ku fidinayo dhanka ciyaaraha, isaga oo si wax ku ool ah u diidaya xulka qaranka Iran fursad uu ku helo xaalad siman oo uu ku tartamo takoor la’aan”.
Xiriirka Kubadda Cagta ayaa sheegay in fiisaha aan la siinin "Maamulka iyo xubnaha muhiimka ah ee xulka qaranka Iran" iyo in ay daba gal ku sameyn doonaan arrinta FIFA.
Bayaanka ayaa lagu yiri: "Martigeliyahu wuxuu abuuray jawi takoorid iyo sinaan la'aan iyadoo loo marayo takoorid iyo habdhaqan bartilmaameed ah oo ka dhan ah xulka qaranka kubada cagta Iran, taas oo ah faragelinta siyaasadeed ee isboortiga sida ugu xun."
Hadda ka hor, Safaaradda Iran ee Turkiga oo tixraacaysa hadalladii Tom Barrack, Safiirka Maraykanka ee Turkiga, ee ku saabsanaa bixinta fiisaha ee ciyaartoyda Iran, ayaa qoray. "Maxaad u oran weyday fiisaha lama siinin qayb badan oo ka mid ah maamulka iyo shaqaalaha fulinta, la-taliyayaasha farsamada, iyo dadka kale ee...
"Hadda waxaad si ula kac ah oo takoorid ah ula dhaqanteen xulka qaranka kubadda cagta Iran heerkii ugu sarreeyay."
2 Saacadood ka hor Imaaraatka Carabta oo mamnuucay dadka safarka ah ee ka imaanaya Uganda, Congo iyo Koonfurta Sudan cabsi laga qabo Ebola Xigashada Sawirka, Getty Images Sida lagu sheegay war-murtiyeed ay si wada jir ah u soo saareen Hay’adda Gurmadka Qaran iyo Maareynta Musiibooyinka ee Imaaraatka Carabta (NCEMA) iyo...
Sida lagu sheegay war-murtiyeed ay si wada jir ah u soo saareen Hay’adda Gurmadka Qaran iyo Maareynta Musiibooyinka ee Imaaraatka Carabta (NCEMA) iyo Hay’adda Federaalka ee Aqoonsiga, Jinsiyadaha, Kastamka iyo Amniga Dekedda (ICP), awaamiirtan ayaa dhaqan galaysa maalinta Sabtida ee taariikhdu tahay 6-da Juun 2026.
Mamnuucidda safarku waxay saamaynaysaa dhammaan fiisooyinka cusub, oo ay ku jiraan fiisaha booqashada, waxayna saamayn doontaa Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, Koonfurta Suudaan, iyo Uganda.
Talaabooyinkan ayaa qeyb ka ah dadaallada Imaaraadka ay ku xoojinayaan diyaargarowga qaran ee looga hortagayo cudurka Ebola,” ayuu yiraahdeen mas’uuliyiinta Imaaraadka oo intaas ku daray in go'aanka la kordhin karo.
Sida ku cad tilmaamaha cusub, dadka safarka ah ee si toos ah uga imanaya saddexda waddan ee liiska ku jira, ama kuwa ku soo gudbay, waa loo diidi doonaa inay galaan Imaaraadka.
Dadka loo ogolaan doono in ay galaan Imaaraadka ayaa ah kuwa in ka badan 21 maalmood ka maqnaa dalalka ay dhibaatadu saameysey ka hor inta aysan imaan.
Si kastaba ha ahaatee, hawlaha socdaalka hawada ee UAE iyo duulimaadyada xamuulka ayaa sii socon doona iyada oo aan hakad lahayn.
Maamulka Imaaraatka Carabta ayaa xusay in ay la shaqeynayaan saaxiibada caalamiga ah si ay ula socdaan xaaladda ayna wax ka beddeli doonaan xannibaadaha ku saleysan qiimeynta halista ee socota.
3 Saacadood ka hor Bahrain oo cambaareysay gantaalada Iran ay ku dhufatay Kuwait Wasaaradda arrimaha dibadda Baxrayn "si adag" u cambaaraysay weerarrada Iran ay ku qaaday "dhulkeeda" iyo Kuwait. Warka kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in weerarrada cusub ee Iran ay ku qaaday Bahrain iyo Kuwait ay yihiin “cadaawa...
Wasaaradda arrimaha dibadda Baxrayn "si adag" u cambaaraysay weerarrada Iran ay ku qaaday "dhulkeeda" iyo Kuwait.
Warka kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in weerarrada cusub ee Iran ay ku qaaday Bahrain iyo Kuwait ay yihiin “cadaawad cad” iyo “xadgudub weyn” oo ka dhan ah madax-banaanida labadan dal.
Ilaalada Kacaanku waxay hore u sheegeen in iyaga oo ka jawaabaya weerarka Maraykanku ku qaaday munaaradaha isgaarsiinta ee jasiiradaha Qeshm iyo Sirik.
“laba saldhig oo ciidamada cirka Maraykanku ku leeyihiin Kuwait, oo lagu magacaabo Ali al-Salem, iyo tas-hiilaadka muhiimka ah ee haray ee qaybta shanaad ee ciidamada badda Maraykanka ee Baxrayn, ayaa lala beegsaday gantaalaha ballistic-ga ah ee ciidamada cirka ee IRGC.
Taliska dhexe ee Mareykanka (CENTCOM) ayaa sidoo kale ku dhawaaqay weerar lagu qaaday "goobaha radar-ka ilaalada xeebaha Iran ee Goruk iyo Jaziiradda Qeshm" si looga hortago "khatar degdeg ah oo ku wajahan isu socodka badda."
War ka soo baxay militariga Mareykanka oo lagu soo daabacay shabakadda X-ayaa lagu sheegay in Iran ay todobo gantaal oo ballistic ah ku ridday dhanka Kuwait iyo Baxreyn saacado kadib markii ciidamada Mareykanka ay soo rideen afar diyaaradood oo is-miidaamin ah oo loo soo riday marinka Hormuz.
4 Saacadood ka hor Baasaboor Soomaaliga oo mar kale isbeddel ka sameeyay liiska baasaboorrada caalamka Hay’adda Passport Index ee qiimeysa baasaboorrada caalamka ayaa cusbooneysiisay liiska ay kusoo bandhigto kala sarreynta aqoonsiga lagu safro ee waddamada adduunka. Sida muuqata waxba iskama beddelin qeybta ugu sarrey...
Hay’adda Passport Index ee qiimeysa baasaboorrada caalamka ayaa cusbooneysiisay liiska ay kusoo bandhigto kala sarreynta aqoonsiga lagu safro ee waddamada adduunka.
Sida muuqata waxba iskama beddelin qeybta ugu sarreysa ee liiska, balse waxaa la arki karaa in boos kala qaadasho cusub ay ka dhacay meesha ugu hooseysa.
Baasaboorka Soomaaliya oo billowgii sanadkan u muuqday inuu sii xoogeysanayay ayaa dhowr jeer sameeyay isbeddel isugu jiray sare u kac iyo hoos u dhac.
Hadda waxa uu baasaboorka Soomaaliya mar kale sameeyay soo rogaal celin uu ugu siqayo xagga sare.
Dalalka Yemen iyo Pakistan oo baasaboorradooda uu horay uga sarreeyay midka Soomaaliya ayaa dhawaan sare u kacay, iyagoo hoos u riixay dal ku galka Soomaaliga.
4 Saacadood ka hor Colombia oo ku eedeeysay Mareykanka inuu faragelin ku sameeyay doorashadii dalkaasi Xigashada Sawirka, cbs Madaxweynaha xilka ka sii dagaya ee Colombia Gustavo Petro ayaa ku eedeeyay Mareykanka inuu faragelin ku hayo doorashada dalkaasi ka dib markii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu taageeray ...
Madaxweynaha xilka ka sii dagaya ee Colombia Gustavo Petro ayaa ku eedeeyay Mareykanka inuu faragelin ku hayo doorashada dalkaasi ka dib markii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu taageeray musharaxa garabka midig ee Abelardo de la Espriella.
Isagoo la hadlayay CBS News, Petro ayaa sheegay in taageerada Trump ay tahay faragelin lagu hayo arrimaha gudaha ee Colombia, iyadoo dalku isku diyaarinayo wareegga labaad ee doorashada madaxtinimo, kaasoo la qaban doono labada toddobaad ee soo socda.
Trump ayaa baraha bulshada ku muujiyay taageerada uu u hayo Abelardo de la Espriella wuxuuna sheegay in natiijada doorashada ay muhiim u tahay mustaqbalka Colombia iyo xiriirka ay la leedahay Mareykanka.
Petro ayaa sheegay in kala duwanaanshaha dowladiisa iyo Washington uu salka ku hayo mowqifyo siyaasadeed, isagoo ku andacoonaya in Mareykanka uu kasoo horjeeday dowladdiisa maadaama ay tahay garabka bidix.
Hadalladan ayaa imaanaya iyadoo uu weli socdo tartan xooggan oo u dhexeeya musharraxa garabka midig iyo senetarka garabka bidix, Iván Cepeda, xilli ay isku diyaarinayaan dib-u-doorashada Colombia.
4 Saacadood ka hor Kooxda kubada cagta ee Iran ayaa heshay fiisaha ay ku galayaan Mareykanka Xigashada Sawirka, Reuters Xulka qaranka Iran ayaa helay fiisaha ay ku galayaan dalka Maraykanka ka hor tartanka koobka aduunka ee bilaabmi doona todobaadka soo socda. Ogolaanshaha ayaa la bixiyay kaliya 10 maalmood ka hor kula...
Xulka qaranka Iran ayaa helay fiisaha ay ku galayaan dalka Maraykanka ka hor tartanka koobka aduunka ee bilaabmi doona todobaadka soo socda.
Ogolaanshaha ayaa la bixiyay kaliya 10 maalmood ka hor kulankooda ugu horreeya ee New Zealand, oo loo qorsheeyay in lagu ciyaaro Los Angeles 15ka Juun.
War qoraal ah oo ay soo saareen saraakiishu ayaa lagu sheegay in la siiyay fiisaha Iran si ay uga qaybgasho koobka aduunka oo ay ku jiraan ciyaartoyda iyo shaqaalahooda taageera.
War saxaafadeedka ayaa intaa ku daray in “Maraykanku aanu ogolaan doonin in kooxda Iran ay nidaamkan u adeegsadaan in ay argagixisada ku soo galiyaan Maraykanka si been abuur ah”.
Koobka Adduunka 2026 ayaa lagu wadaa inuu furmo 11-ka June, iyadoo Mareykanka, Canada iyo Mexico ay martigelinayaan ciyaaraha.
5 Saacadood ka hor Falastiini lagu dilay duqeymo ay Israa’iil ku garaacday teendhooyin qaxooti oo ku yaalla Khan Yunis Telefishinka Aljazeera ee Qatar ayaa sheegay in Israa’iil ay duqeysay teendhooyin ay degan yihiin Qaxooti Falastiiniyiin ah oo ku yaalla magaalada Khan Yunis ee koonfurta Marinka Gaza. Wararka ayaa int...
Telefishinka Aljazeera ee Qatar ayaa sheegay in Israa’iil ay duqeysay teendhooyin ay degan yihiin Qaxooti Falastiiniyiin ah oo ku yaalla magaalada Khan Yunis ee koonfurta Marinka Gaza.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in hal qof uu ku dhintay weerarka, halka hal qof uu ku dhaawacmay.
5 Saacadood ka hor Wasiirka arimaha dibadda Iran oo u jawaabay madaxweynaha Lubnaan Xigashada Sawirka, . Wasiirka arrimaha dibadda Iran Cabbaas Araqchi, oo ka jawaabayay hadal ka soo yeeray madaxweynaha Lubnaan, Joseph Aoun, ayaa sheegay in haddii Lubnaan ay ahaan lahayd "kaar gorgortan" ee Iran ee wada xaajoodka Marey...
Wasiirka arrimaha dibadda Iran Cabbaas Araqchi, oo ka jawaabayay hadal ka soo yeeray madaxweynaha Lubnaan, Joseph Aoun, ayaa sheegay in haddii Lubnaan ay ahaan lahayd "kaar gorgortan" ee Iran ee wada xaajoodka Mareykanka, Tehran ay heshiis la gaari lahayd Washington waqti hore.
Waxa kale oo uu ku qoray boggiisa X: "Sida ku cad hadalka Aoun, sida muuqata waa Iran cidda qabsatay shan meelood meel ka mid ah dhulka Lubnaan, barakicisay rubuc ka mid ah Lubnaan, oo ay duqeyso dalkiisa maalin kasta. Lubnaan ka badbaadi cadowgeeda dhabta ah, Mudane Madaxweyne."
Joseph Aoun ayaa wareysi uu siiyay CNN ku sheegay in Iran iyo xulafadeeda Hezbollah ay Lubnaan u isticmaalayaan "qalab gorgortan" oo ay kula xaajoodaan Mareykanka.
Waxa uu ku nuux-nuux saday: “Shacabka Lubnaan waxa ay xaaladdan ku bixinayaan qiimaha ugu badan, sababtoo ah danaha Iran oo ay ka daaleen dagaalka u dhexeeya Israa’iil iyo Xisbullah”.
8 Saacadood ka hor Kuwayt: Nidaamyada difaaca ayaa dhexda ka qabtay gantaallo iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn Wakaaladda wararka rasmiga ah ee Kuwayt oo soo xiganaysa taliska guud ee ciidanka dalkaas, ayaa sheegtay in nidaamyada difaaca hawada ee Kuwayt ay Sabtidii maanta dhexda ka qabteen gantaallo iyo diyaaradah...
Wakaaladda wararka rasmiga ah ee Kuwayt oo soo xiganaysa taliska guud ee ciidanka dalkaas, ayaa sheegtay in nidaamyada difaaca hawada ee Kuwayt ay Sabtidii maanta dhexda ka qabteen gantaallo iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo weerar ku ahaa dalkaasi.
Taliska Guud ee Ciidanka Kuwayt ayaa intaas ku daray in qaraxyada la maqlayay ay ahaayeen kuwo ka dhashay markii dhexda laga qabtay bartilmaameedyadaas oo ay gubeen nidaamyada difaaca.
Hoggaanka ciidanka Kuwayt ayaa ku boorriyay muwaadiniinta inay raacaan habraacyada badbaadada iyo amniga ee ay soo saareen hay'adaha mas'uulka ka ah.
9 Saacadood ka hor Iiraan oo ka hadashay 'weerar ay ku qaadday maraakiibta Maraykanka' Xigashada Sawirka, Getty Images Kacaanka Iiraan ayaa sheegay in "laba xero oo ciidammada cirka Maraykanka ay ku leeyihiin Kuwayt oo magacyadooda lagu sheegay Cali Al-Saalim, iyo tashiilaadkii muhiimka ahaa ee u hadhay Guutada Shanaad...
Kacaanka Iiraan ayaa sheegay in "laba xero oo ciidammada cirka Maraykanka ay ku leeyihiin Kuwayt oo magacyadooda lagu sheegay Cali Al-Saalim, iyo tashiilaadkii muhiimka ahaa ee u hadhay Guutada Shanaad ee Ciidanka Badda Maraykanka ee Baxrayn, lagu beegsaday gantaallada balastikada ah oo ay rideen Ciidammada Cirka IRGC....
Kacaanka Iiraan ayaa sheegay in saaka, afar markab oo nooca shidaalka qaada ah oo ay "kiciyeen isla markaana horkacayeen milatariga Maraykanku oo baal maray digniinaha loo hore loo soo saaray ee ka soo baxay Ciidanka Badda ee IRGC, ay damceen in ay si sharci-darro ah uga baxaan Marinka Hormuz.
Digniinta kaddib, mid ka mid ah maraakiibta shidaalka ayaa la beegsaday oo la joojiyay, halka maraakiibtii kalena ay dib u laabteen."
Bayaanka IRGC ayaa lagu sheegay in dhacdadan kaddib, "diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Maraykanku ay laba gantaal ku dhufteen goob isgaadhsiineed oo ku taal Qeshm.
9 Saacadood ka hor Maraykanka oo sheegay in ay qabteen gantaallo ay Iiraan ku ridday dalalka ku yaalla Gacanka Beershiya Milatariga dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqay in ciidammadoodu ay ka hortageen dhowr gantaal oo nooca balastikada ah iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo ay Iiraan u gantay dhanka Marinka Hormuz i...