text string | audio audio | __index_level_0__ int64 |
|---|---|---|
Aamina naftaada wax walba waad awoodaa inaa sameeyso | 1 | |
Aaminaada naftaada waa mid kaa caawinaysa inaad horumar gaarto | 2 | |
Afafka qalaad barashadoodu waxay furaan fursado badan | 3 | |
Akhrinta sheekooyinka carruurta waxay horumarisaa awoodda afka iyo fahamka | 4 | |
Akhrisku waa furaha guusha waxbarasho | 5 | |
Aqoon la’aan waa iftiin la’aan | 6 | |
Aqoonta la barto waxay fududeysaa helitaanka shaqo wanaagsan | 7 | |
Aqoontu waa awood | 8 | |
Arday kasta wuxuu u baahan yahay dhiirigelin | 9 | |
Ardayda dadaalka badan waxay gaaraan guul sare | 10 | |
Ardaydu waa mustaqbalka dalka kuwa xukumi doono | 11 | |
Ardaydu waxay baran doonaan xirfado cusub | 12 | |
Ardaydu waxay hadda ku guda,jiraan diyaarinta shaqo guriga | 13 | |
Ardaydu waxay si fiican ugu diyaargaroobeen imtixaanka | 14 | |
Ardaydu waxay soo dhammeeyeen imtixaanka sannadkii hore | 15 | |
Ardayga dadaalaa wuxuu gaaraa guusha | 16 | |
Ardayga dadaalka badan wuxuu mar walba helaa guul waarta | 17 | |
Ardayga guuleysta waa kan qorshaha leh | 18 | |
Ardaygu waa dhaxal sugaha aqoonta horseedka isbedelka milkiilaha aqoonta iyo midka dhisa berrito maskax cusub | 19 | |
Ardaygu waa iftiinka barashada rajada mustaqbalka qofka kobcinaya aqoonta kan wax cusub barta furaha mustaqbalka | 20 | |
Ardaygu waa inuu leeyahay yool waxbarasho | 21 | |
Ardaygu waa kan baranaya si uu wax u horumariyo Ardaygu waa xuddunta bulshada Ardaygu waa rajada waalidka | 22 | |
Ardaygu waa mid bartay si uu bulshada ugu adeego Ardaygu waa qof firfircoon Ardaygu waa qof diyaar u ah inuu wax barto | 23 | |
Ardaygu waa mustaqbalka bulshada hal abuurka berrito raad raaca horumarka iyo rajada bulshada | 24 | |
Ardaygu waa qof baranaya si uu wax u beddelo Ardaygu waa aragtida berrito Ardaygu waa dhaxalka ummadda | 25 | |
Ardaygu waa qof dadaala si uu guul u gaaro Ardaygu waaqofka la jaanqaadi kara casriga Ardaygu waa qofka mustaqbalka maamuli doona Ardaygu waa qof bartay si uu wax usaxo | 26 | |
Ardaygu waa qof mar kasta la taliya macallinkiisa qof kobcinaya xirfadiisa aqooneed qof la jaanqaadi kara casriga cusub | 27 | |
Ardaygu waa qof u halgama waxbarashada Ardaygu waa qof jecel horumarka Ardaygu waa qof wax ka barta qaladaadkiisa Ardaygu waa qofka waxbarashadu u tahay furaha | 28 | |
Ardaygu waa qof xiran xariirka macallinka Ardaygu waa qofka bulshada hagi doona Ardaygu waa qofka keeni kara xalka dhibaatooyinka Ardaygu waa qof xurmo u haya macallinkii | 29 | |
Ardaygu waa qofka keeni kara hal abuur cusub Ardaygu waa mustaqbal ifaya Ardaygu waa qof jecel cilmi baarista Ardaygu waa kan barta si uu aqoontiisa u wadaago | 30 | |
Ardaygu waa qofka ku dadaalaya horumarka Ardaygu waa qofka kobcinaya aqoon cusub Ardaygu waa qof wax dhisa | 31 | |
Ardaygu waa shakhsiga la filayo inuu wax badalo Ardaygu waa qof u baahan macallin fiican Ardaygu waa qofka maskaxdiisa kobcinaya | 32 | |
Ardaygu waacuriyaha cilmi baarista Ardaygu waa nolosha barashada iyo qofka hoggaaminaya jiilka dambe | 33 | |
Ardaygu wuxuu ka shaqeynayay cilmi baaris sannadkii hore taasoo hadda horumar laga gaaray | 34 | |
Asalamu caleeykum sidee tahay | 35 | |
Asxaabta runta sheegta waa kuwa la isku hallayn karo | 36 | |
Baaskiil wadashadu waxay caawisaa lafdhabarta qofka | 37 | |
Bandhigyada dhaqanka ee dalkayga lagu qabto waxay soo bandhigaan hidaha iyo dhaqanka soo jireenka ah | 38 | |
Barashada afafka kale waxay furaysaa fursado badan | 39 | |
Barashada cilmiga kombuyuutarka waa fursad weyn | 40 | |
Barashada saynisku waa muhiim | 41 | |
Beerta waxay leedahay ubaxyo midabo kala duwan leh kuwaas oo udgoon fiican leh Shimbiraha waxay dul fadhiyaan laamaha geedaha iyaga oo si farxad leh u heesaya | 42 | |
Biyo badan cab si maskaxdaadu u ahaato mid firfircoon | 43 | |
Bulshada aqoonta leh waxay mar walba horumar ka gaartaa dhinac kasta | 44 | |
Bulsho waxbaratay ma aqbasho cadaalad darro ama horumar la’aan | 45 | |
Buugaag tiina kala fura | 46 | |
Buugaagta aqoontooda la akhriyo waxay kobciyaan garashada | 47 | |
Buugaagta dhaqanka Soomaalida aad ayaan u akhriyaa | 48 | |
Buugaagta sayniska waxay ka caawiyaan ardayda inay fahmaan cilmiga | 49 | |
Buugaagta waa in la xiraa ka dib casharka markaad dhameeysaan | 50 | |
Buugaagta xiisaha leh aad ayaan u akhriyaa | 51 | |
Buugaagtu waa saaxiibka ugu fiican ee waxbarashada | 52 | |
Buuggii wuu akhriyay | 53 | |
Caajisku wuxuu caqabad ku noqdaa horumarka shaqada | 54 | |
Cabsidu ma caawiso dadaalka ayaa guusha keena | 55 | |
Caqabad kasta oo waxbarasho waa fursad lagu kororsado xigmad iyo xirfad | 56 | |
Carruurtu waxay jecel yihiin inay sheekooyinka ka bartaan geesinimada iyo samafalka | 57 | |
Carruurtu waxay sheekooyinka u arkaan daaqad cusub oo ay ku daawadaan dunida hal abuurka | 58 | |
Caruurtu waxay la ciyaaraan waalidkooda maalmaha oo fasaxu yahay | 59 | |
Casharku wuu xiiso badan yahay | 60 | |
Cilmi baarayaashu waxay hadda baadhayaan xal cusub oo tiknoolajiyadda ku saabsan | 61 | |
Cilmi baarista tiknoolojiyadda cusub aad ayaan u xiiseeyaa | 62 | |
Cilmi baaristu waa furaha hal abuurka | 63 | |
Cilmi baaristu waa hab lagu ogaado xog cusub | 64 | |
Cilmi nafsigu wuxuu ka caawiyaa ardayda fahamka naftooda | 65 | |
Cilmiga barashadiisu waa nolol | 66 | |
Cilmigu waa mid aan dhammaaneyn | 67 | |
Ciyaaraha buuraha lagu fuulo waxay u baahan yihiin adkeysi | 68 | |
Ciyaaraha casriga ah waxay leeyihiin sharciyo cadcad | 69 | |
Ciyaaraha fudud waxay xoojiyaan murqaha jirka | 70 | |
Ciyaaraha orodka dheer waxay u baahan yihiin adkeysi badan | 71 | |
Codkaaga hoos u dhig | 72 | |
Cuntada waa inay noqotaa mid caafimaad leh | 73 | |
Cunto karintu waa farshaxan dadka qaar aad u xiiseeyaan | 74 | |
Dabaasha waa mid ka mid ah ciyaaraha ugu faa iidada badan | 75 | |
Dabeecadaha sheeko dhaqameedyadu waa kuwo ka tarjuma halganka nolosha | 76 | |
Dadaal kasta oo aad bixiso wuxuu kuu keenaa guul | 77 | |
Dadaal la’aan horumar ma jiro | 78 | |
Dadaalka joogtada ah wuxuu horseedaa guul waxbarasho | 79 | |
Dadaalka xad dhaafka ah mararka qaar wuxuu sababi karaa daal joogto ah | 80 | |
Dadka beerta jooga waxay ku raaxaysanayaan quruxda dabiiciga ah iyo jawiga deggan Geedaha waaweyn ee beerta dhexdeeda ah waxay bixiyaan hoos raaxo leh | 81 | |
Dadka beerta yimaada waxay mararka qaar la fadhiistaan saaxiibadood si ay ugu sheekeystaan | 82 | |
Dadka hawlkarka ah waxay nolosha ka helaan farxad | 83 | |
Dadka isku kalsoon waxay sameeyaan xiriir adag oo waara | 84 | |
Dadka maskaxda furan waxay abuuraan xalal shaqo oo wax ku ool ah | 85 | |
Dadka qaar waxay ku nool yihiin guryo waaweyn | 86 | |
Dadka qorshaha leh ma dareemaan jahawareer shaqo | 87 | |
Dadka shaqada ka hela waxay dareemaan nafis iyo qanacsanaan | 88 | |
Dadka si habsami leh u shaqeeya waxay gaaraan yoolkooda si degdeg ah | 89 | |
Dadka wanaagsan waxay helaan saaxiibo wanaagsan | 90 | |
Dadka waqtigooda si sax ah u maamula waxay mar walba gaaraan natiijooyin wanaagsan maxaa yeelay waxay mudnaan siiyaan howlaha muhiimka ah | 91 | |
Dadka wax bartay waxay haystaan fursado ee shaqooyin ku helaan | 92 | |
Dadka waxbartay waa kuwa qaabeeya mustaqbalka bulshadeenna | 93 | |
Dalkaygu waa mid hodan ku ah dhaqanka iyo taariikhda Magaalooyinka waaweyn waxay leeyihiin dhismayaal casri ah | 94 | |
Dalxiisku waa hab fiican oo lagu nasto | 95 | |
Dhakhtarku wuxuu ila taliyay in aan cabbo biyo badan si loo hagaajiyo caafimaadkayga | 96 | |
Dhammaan dadka waa in ay helaan waxbarasho tayo leh | 97 | |
Dhegeysiga sheeko dhaqameedku waa hab madadaalo leh oo lagu barto taariikhda iyo qiyamka | 98 | |
Dhibaatada waxbarasho waa in si sax ah loo xalliyo | 99 | |
Dhulka cagaaran waa in la dhowraa Biyaha waa in aan la wasakheynin | 100 |
End of preview. Expand
in Data Studio
README.md exists but content is empty.
- Downloads last month
- 21