text string | audio audio |
|---|---|
Sheeg marki ugu horeysay ee dadku tageen dayaxa? | |
Goorma ayey boqortooyada Sacuudiga qaadatay magacan? | |
Goorma ayuu geeriyooday hogaamiyihii Carbeed ee Jamaal Cabdinaasir? | |
Goorma ayey midoobeen labada dal ee Masar iyo Suuriya? | |
Dalka Masar goorma ayuu ku biiray Qaramada Midoobay? | |
Sanadkee ayuu dagay markabki Titanic-ga? | |
Imisa jeer ayuu qofku neefsadaa maalin kasta? | |
Goorma ayaa la sameeyay kiniiniga ka hortaga uurka? | |
Meeqa badood ayaa mara dalka Soomaaliya. | |
Sanadki meeqa jeer ayey bisadu dhali kartaa? | |
Sheeg xayawaanka aan codka lahayn? | |
Sheeg magaalada ugu qadiimsan caalamka? | |
Shimbirkee dhala ukumaha ugu waawayn? | |
Waakee boqorki asaasay boqortooyada Sacuudiga? | |
Meeqa lafood ayuu leeyahay qofka qan-gaadhka ah? | |
Sheeg dalka soo saara bunka ugu badan caalamka? | |
Waa imisa dhererka wabiga Niil? | |
Sheeg dawlada ugu yar caalamka? | |
Sheeg dalki laga qoday ceelki shidaalka ee ugu horeeyay? | |
Sheeg sanadki la aasaasay gaashaan buurta Nato? | |
Sheeg dalka ugu xeebta dheer caalamka? | |
sheeg xayawaanka uu dhiigiisu yahay buluug? | |
Sheeg xayawaanka ugu dhaqdhaqaaqa badan? | |
Meeqa sano ayuu noolaan karaa bakaylaha? | |
Meeqa litir oo biyo ah ayuu cabaa geela halki mar? | |
Sheeg sanadki la sameeyay xanjada buufinta? | |
Goorma ayaa la sameeyay bacdii ugu horeysay? | |
Yuu ahaa ninki soo saaray doorbin ama diirada? | |
Goorma ayaa la sameeyay muuqaalki ugu horeeyay caalamka? | |
Waxaad sheegtaa ninki ugu horeeyay ee sameeyay gaadhiga? | |
Sheeg qaabka lagu sameeyo miskiga? | |
Meeqa sano ayuu libaaxu uurka ku sidaa ilmihiisa? | |
Muxuu kaluunku u seexdaa isagoo indhihiisu furan yihiin? | |
Sheeg xayawaanka aanan seexanin? | |
Sheeg xayawaanka ugu cimriga dheer? | |
Meeqa lugood ayey caaradu leedahay? | |
Masaafo intee dhan ayuu yeygu ka uriyaa ugaartiisa? | |
Sheeg ninkii ugu horeeyay ee duuliya dayax gacmeed iyo wadankiisa? | |
Sheeg waxa kaliya ee indhooluhu arko? | |
Sheeg waqtiga uu nibirigu ilmaha uurka ku sido? | |
Sheeg wadanki ugu horeeyay ee soo saara sonkorta? | |
Waxaad sheegtaa xawayaanka istaaga ku seexda? | |
Waxaad sheegtaa waxaan waligaa kaa hadhaynin? | |
Sheeg goorma ayaa farta soomaaliga la-qoray? | |
Sheeg magaca saxda ah, ee caalimki Ibnu Siinaa? | |
Sheeg magaaladi uu ku dhintay saxaabigi Khaalid binu Waliid? | |
Waxaad sheegtaa sanadki hijriga ee uu dhacay dagaalki Tabuuk? | |
Waxaad sheegtaa tirada khaliifyadi Cabaasiyiinta? | |
Waxaad sheegtaa Khaliifkii islaamka ee ugu horeeyay? | |
Halkee ayey ka dhisnayd boqortooyadi Saba? | |
Sheeg magaalada uu ku aasan yahay Salaaxudiin Al-ayuubi? | |
Waxaad sheegtaa nabigi boqorka ahaa? | |
Meeqa sano ayey jirtay boqortooyadi nabi Suleymaan? | |
Sheeg saxaabigi cabay sun waxna ay ka tari wayday? | |
Sheeg magaca haweenaydu ugu horeysay ee shahiida? | |
Meeqa sano ayuu haayay khilaafada abuubakar RC? | |
Sheeg saxaabiga waligii aana tukan hadana Ehlu-janada kamidka ah? | |
Sheeg saxaabigi hogaaminayay dagaalki yarmuuk? | |
Sheeg suurada soo dagtay hal mar ayadoo dhamaystiran? | |
Waxaad sheegtaa khaadimki nabi Muuse? | |
Waxaad sheegtaa magaca samada koowaad? | |
Waxaad sheegtaa magaca samada labaad? | |
Sheeg macaga samada sadaxaas? | |
Waxaad sheegtaa magaca saxda ee Imam Shafici? | |
Waxaad sheegtaa Khaliifkii islaamka ee ugu horeeyay? | |
Sheeg qofkii ugu horeeyay ee seef ku dagaalama? | |
Meeqa dagaal ayuu galay nabiga SCW? | |
Sheeg qofkii ugu horeeyay ee xidhay surwaal? | |
Sheeg magaca masaajidki ugu horeeyay ee islaamka? | |
Sheeg magaca masjidki labaad ee islaamka? | |
Sheeg nabigi dilay Jaaluut? | |
Yuu ahaa nabigi loo diray Madyan? | |
Yuu ahaa qofkii ugu horeeyay ee sooma? | |
Sheeg Asxaabigii dhashay aabihiis oo 12 jir ah? | |
Sheeg todobadii Asxaabi ee axaadiista ugu badan ka wariyeen Rasuul-ka (NNKH)? | |
Sheeg dhaqtaradii ugu horeysay ee Islaamka? | |
Sheeg imisa jeer ayuu Nabiga (NNKH) Cumreestay? | |
Sheeg yaa aasaasay Magalaada Kuufa? | |
Sheeg goorma ayuu dhacay dagaalkii Qaadisiya? | |
Sheeg sanadkii Soomaaliya lagu qabtay shirkii Midowga Afrika? | |
Sheeg dalalkii ku buuxiyey Xisaabta Eber (0) ? | |
Sheeg xagee bey u martaa cuntada cunuga marka uu ku jiro caloosha hooyadiis? | |
Sheeg maxaa loo yaqaanaa cudurka ay siddo kaneecada mideeda dhidig? | |
Sheeg muruqa ugu xoogga badan jirka Bini aadamka? | |
Maxay xubinta ugu lafaha yar jirka Bini aadamka? | |
Waa maxay tilmaanta iimaanku? | |
Maxay ka koobanyihiin tilmaamaha iimaanku? | |
Waa maxay arkaanul-iimaan ama tiirarka iimaanku? | |
Maxay kala yihiin tiirarka uu iimaanku ku taaganyahay (arkaan-ul-iimaan)? | |
Haddii qofku arkaanul-islaamka wada qiro ma noqonayaa muslim buuxa? | |
Oo waa maxay arkaanul-islaamku? | |
Maxay kala yihiin tiirarka islaamku? | |
Waa maxay kelmadda tawxiidku? | |
Waa maxay 'tawxiidku'? | |
Waa imisa qaybood tawxiidku maxayse kala yihiin? | |
Samee liis 10 kelmadood oo qeexitaan ah kalinimada | |
Gabay ka tiriyey webiyada. | |
marka la eego. | |
Sharax saamaynta kulaylka caalamiga ah. | |
Bixi qorshe aad ku seexato hurdo fiican habeen kasta. |