audio audio | sentence string |
|---|---|
Ma kubbad baa? | |
Shalay Xasan baabuur cusub ayuu iibsaday. | |
musharrax | |
Booliiska wac. | |
mindiyaha | |
Waan ka joogay. | |
Ninkii dukaanlaha ahaa waan u yeeray. | |
aayo | |
dukaan | |
midkoodee labada wiil | |
Guriga Shukri waa uu qurxan yahay. | |
guryo | |
shir | |
habar dugaag | |
Nado | |
Yaa waaye qofka garaacaya albaabka? | |
dugsiga luqadaha | |
afhayeen | |
Waa la qodaa. | |
cunto | |
bidixda | |
Gabadha ayuu la kulmay. | |
magac-u-yaalka | |
tukayaasheenna yaryar | |
Iyadu ma xannuunsana. | |
sheekeyn | |
Wiilka bukaa ma ku yaqaanaa? | |
gaarigeedii | |
Sahro cuntoy cunaysaa. | |
macallimad cusub | |
dab | |
habeenkii hore | |
dhegihiisa waaweyn | |
Shamso | |
kuwooda | |
Ma kabaysaa? | |
Wariyihii hal yuu la maalay? | |
beer | |
cunid | |
Kani ma guri baa? | |
Waa libaaxyo. | |
safar | |
Wiilka Axmed gurigiisa jooga waa macallin. | |
walaasheed | |
Hargeysa waa magaalo weyn. | |
dhegihiisa | |
Wixii anigaa qaatay. | |
Waxaan ka imid Kismaayo. | |
hagaag | |
boqoradehee | |
guud | |
Waan ordayaa. | |
Saaxiibkay Axmed wuxuu iibsaday baabuur cusub shalay. | |
Jiko waa meesha cuntada lagu karsado. | |
suuq | |
idil | |
inanta | |
gabadh Faadumo qalin siiday OSOV | |
Berbera buu yimid. | |
xiiq | |
Sabtiyada | |
buugga cusaybka ah | |
Ey baa dhurwaa buursaday. SOV | |
Adigu kalkaaliso miyaad tahay? | |
geesi | |
mindida Maxamed ee weyn | |
Caano ma cabtaa? | |
hal marti | |
Haa, waa magaalo aad u weyn. | |
buugga wiilkee | |
Ma la hadashay qoraagii weynaa? | |
diiman | |
dhibcaha roobka | |
Cali wuu qadaynayaa. | |
ilhaan | |
cusayb | |
caano geel | |
hees | |
sugid | |
hal sheeko | |
raadkayga | |
gantaal | |
Eeg! | |
Mas baa nin dilay. OSV | |
Suubban | |
Safiyaan arkay. | |
buuggan | |
walaashaa | |
Ma jiifaa Rooble? | |
Boqorad ma aha. | |
aabbe | |
aabbe | |
Wiilka jiifaa wuu jirran yahay. | |
bilcaan | |
hooyooyin | |
gabadh Faadumo qalin siiday SOOV | |
toddobo | |
Heesa. | |
dhegtaas weyn | |
biyaha |
End of preview. Expand in Data Studio
README.md exists but content is empty.
- Downloads last month
- 7