Dataset Viewer
Auto-converted to Parquet Duplicate
audio
audioduration (s)
2.42k
3.55k
text
stringclasses
5 values
sidaa darteed baa tariikh yahankii ingiriis Arnold J. Toynbee waa qarnigii 20 tanaad waa tariikh yahankii ugu weynaa ee reer galbeed lahayeen waa ninkaan leh taarikhal xadaraat ilaa 27 xadaaro oo bani aadamka soo maray buu taariikhdoda u qoray calaa kuli xaal mushtariqiinta ugu waweyn buu ahaa Toynbee ayaa wuxuu leeyah...
Nbaiga csw mark marina yimi bulsho dhaqan iyi diin leh ayuu u yimi yahuud baa daganeed oo diin iyo dhaqan leh markii dambe xadiiska saxiixul muslimka : yahuudi waxay rumeysneed gabadha marka caadada hesho in laga fogaado deetana quraan baa soo dagay deetana nabiga csw wuxuu tilmaamaya gabadhu markay xaydku leedahay waa...
Nolosha kuligeed waa challenge nolosha gabigeedaba waa qabaad nolosha fadhiga cid ku dharagtaa waa yar tahay Nolosha waa dadaal iyo caqabad la rabo in laga tilaabo Laakiin insaanku dhubta tirada badan uma adkeesto illaa iyo Ilaahay xiriir dhab ah la leeyahay mooyaanee يَا أَيُّهَا الْمُزَّمِّلُ (1) قُمِ اللَّيْلَ إِلَّ...
waa nin dagaal yahan oo mujaahida oo muslima oo futuuxaa badan leh oo gaalada madaxa dhulka u dhigay ilaa iyo uu leeyahay taariikh yahanka jarmal Helmar la yiraahdaa yiri كان هذا السلطان أشد خطراً علينا من صلاح الدين نفسه salaaxu diin al ayuubi aynu naqaanay qudus xoreeyay waxaa nooga darna bu leeyahay Suleyman Al Qanu...
Nabi Maxamed muxuu leeyahay markuu saxaabada isku soo uruuriyay calayhi salaatu wa salaam hal aayada ha noqotee iga gaarsiiyan buu naviga leeyahay Hadaba waxaynu leenahay tusaalayaal korban baan indien siinayaa taarikhda waxaa la hayaa dowlado muslimiin ah oo jabay boqaro muslimiina oo Ła qafaashay ama la dilay dowladi...

No dataset card yet

Downloads last month
4