FileName stringlengths 5 8 | Transcript stringlengths 3 200 | audio audioduration (s) 1.04 36.6 |
|---|---|---|
1.wav | aamina naftaada wax walba waad awoodaa inaa sameeyso | |
2.wav | aaminaada naftaada waa mid kaa caawinaysa inaad horumar gaarto | |
3.wav | afafka qalaad barashadoodu waxay furaan fursado badan | |
4.wav | akhrinta sheekooyinka carruurta waxay horumarisaa awoodda afka iyo fahamka | |
5.wav | akhrisku waa furaha guusha waxbarasho | |
7.wav | aqoonta la barto waxay fududeysaa helitaanka shaqo wanaagsan | |
8.wav | aqoontu waa awood | |
9.wav | arday kasta wuxuu u baahan yahay dhiirigelin | |
10.wav | ardayda dadaalka badan waxay gaaraan guul sare | |
11.wav | ardaydu waa mustaqbalka dalka kuwa xukumi doono | |
12.wav | ardaydu waxay baran doonaan xirfado cusub | |
14.wav | ardaydu waxay si fiican ugu diyaargaroobeen imtixaanka | |
15.wav | ardaydu waxay soo dhammeeyeen imtixaanka sannadkii hore | |
16.wav | ardayga dadaalaa wuxuu gaaraa guusha | |
17.wav | ardayga dadaalka badan wuxuu mar walba helaa guul waarta | |
18.wav | ardayga guuleysta waa kan qorshaha leh | |
19.wav | ardaygu waa dhaxal sugaha aqoonta horseedka isbedelka milkiilaha aqoonta iyo midka dhisa berrito maskax cusub | |
20.wav | ardaygu waa iftiinka barashada rajada mustaqbalka qofka kobcinaya aqoonta kan wax cusub barta furaha mustaqbalka | |
21.wav | ardaygu waa inuu leeyahay yool waxbarasho | |
22.wav | ardaygu waa kan baranaya si uu wax u horumariyo ardaygu waa xuddunta bulshada ardaygu waa rajada waalidka | |
23.wav | ardaygu waa mid bartay si uu bulshada ugu adeego ardaygu waa qof firfircoon ardaygu waa qof diyaar u ah inuu wax barto | |
24.wav | ardaygu waa mustaqbalka bulshada hal abuurka berrito raad raaca horumarka iyo rajada bulshada | |
25.wav | ardaygu waa qof baranaya si uu wax u beddelo ardaygu waa aragtida berrito ardaygu waa dhaxalka ummadda | |
26.wav | ardaygu waa qof dadaala si uu guul u gaaro ardaygu waaqofka la jaanqaadi kara casriga ardaygu waa qofka mustaqbalka maamuli doona ardaygu waa qof bartay si uu wax usaxo | |
27.wav | ardaygu waa qof mar kasta la taliya macallinkiisa qof kobcinaya xirfadiisa aqooneed qof la jaanqaadi kara casriga cusub | |
28.wav | ardaygu waa qof u halgama waxbarashada ardaygu waa qof jecel horumarka ardaygu waa qof wax ka barta qaladaadkiisa ardaygu waa qofka waxbarashadu u tahay furaha | |
29.wav | ardaygu waa qof xiran xariirka macallinka ardaygu waa qofka bulshada hagi doona ardaygu waa qofka keeni kara xalka dhibaatooyinka ardaygu waa qof xurmo u haya macallinkii | |
30.wav | ardaygu waa qofka keeni kara hal abuur cusub ardaygu waa mustaqbal ifaya ardaygu waa qof jecel cilmi baarista ardaygu waa kan barta si uu aqoontiisa u wadaago | |
31.wav | ardaygu waa qofka ku dadaalaya horumarka ardaygu waa qofka kobcinaya aqoon cusub ardaygu waa qof wax dhisa | |
32.wav | ardaygu waa shakhsiga la filayo inuu wax badalo ardaygu waa qof u baahan macallin fiican ardaygu waa qofka maskaxdiisa kobcinaya | |
33.wav | ardaygu waacuriyaha cilmi baarista ardaygu waa nolosha barashada iyo qofka hoggaaminaya jiilka dambe | |
34.wav | ardaygu wuxuu ka shaqeynayay cilmi baaris sannadkii hore taasoo hadda horumar laga gaaray | |
35.wav | asalamu caleeykum sidee tahay | |
36.wav | asxaabta runta sheegta waa kuwa la isku hallayn karo | |
37.wav | baaskiil wadashadu waxay caawisaa lafdhabarta qofka | |
38.wav | bandhigyada dhaqanka ee dalkayga lagu qabto waxay soo bandhigaan hidaha iyo dhaqanka soo jireenka ah | |
39.wav | barashada afafka kale waxay furaysaa fursado badan | |
40.wav | barashada cilmiga kombuyuutarka waa fursad weyn | |
41.wav | barashada saynisku waa muhiim | |
42.wav | beerta waxay leedahay ubaxyo midabo kala duwan leh kuwaas oo udgoon fiican leh shimbiraha waxay dul fadhiyaan laamaha geedaha iyaga oo si farxad leh u heesaya | |
43.wav | biyo badan cab si maskaxdaadu u ahaato mid firfircoon | |
44.wav | bulshada aqoonta leh waxay mar walba horumar ka gaartaa dhinac kasta | |
46.wav | buugaag tiina kala fura | |
47.wav | buugaagta aqoontooda la akhriyo waxay kobciyaan garashada | |
48.wav | buugaagta dhaqanka soomaalida aad ayaan u akhriyaa | |
49.wav | buugaagta sayniska waxay ka caawiyaan ardayda inay fahmaan cilmiga | |
50.wav | buugaagta waa in la xiraa ka dib casharka markaad dhameeysaan | |
51.wav | buugaagta xiisaha leh aad ayaan u akhriyaa | |
52.wav | buugaagtu waa saaxiibka ugu fiican ee waxbarashada | |
53.wav | buuggii wuu akhriyay | |
54.wav | caajisku wuxuu caqabad ku noqdaa horumarka shaqada | |
55.wav | cabsidu ma caawiso dadaalka ayaa guusha keena | |
56.wav | caqabad kasta oo waxbarasho waa fursad lagu kororsado xigmad iyo xirfad | |
57.wav | carruurtu waxay jecel yihiin inay sheekooyinka ka bartaan geesinimada iyo samafalka | |
58.wav | carruurtu waxay sheekooyinka u arkaan daaqad cusub oo ay ku daawadaan dunida hal abuurka | |
59.wav | caruurtu waxay la ciyaaraan waalidkooda maalmaha oo fasaxu yahay | |
60.wav | casharku wuu xiiso badan yahay | |
61.wav | cilmi baarayaashu waxay hadda baadhayaan xal cusub oo tiknoolajiyadda ku saabsan | |
62.wav | cilmi baarista tiknoolojiyadda cusub aad ayaan u xiiseeyaa | |
63.wav | cilmi baaristu waa furaha hal abuurka | |
64.wav | cilmi baaristu waa hab lagu ogaado xog cusub | |
65.wav | cilmi nafsigu wuxuu ka caawiyaa ardayda fahamka naftooda | |
66.wav | cilmiga barashadiisu waa nolol | |
67.wav | cilmigu waa mid aan dhammaaneyn | |
68.wav | ciyaaraha buuraha lagu fuulo waxay u baahan yihiin adkeysi | |
69.wav | ciyaaraha casriga ah waxay leeyihiin sharciyo cadcad | |
70.wav | ciyaaraha fudud waxay xoojiyaan murqaha jirka | |
71.wav | ciyaaraha orodka dheer waxay u baahan yihiin adkeysi badan | |
72.wav | codkaaga hoos u dhig | |
73.wav | cuntada waa inay noqotaa mid caafimaad leh | |
74.wav | cunto karintu waa farshaxan dadka qaar aad u xiiseeyaan | |
75.wav | dabaasha waa mid ka mid ah ciyaaraha ugu faa iidada badan | |
76.wav | dabeecadaha sheeko dhaqameedyadu waa kuwo ka tarjuma halganka nolosha | |
77.wav | dadaal kasta oo aad bixiso wuxuu kuu keenaa guul | |
79.wav | dadaalka joogtada ah wuxuu horseedaa guul waxbarasho | |
80.wav | dadaalka xad dhaafka ah mararka qaar wuxuu sababi karaa daal joogto ah | |
81.wav | dadka beerta jooga waxay ku raaxaysanayaan quruxda dabiiciga ah iyo jawiga deggan geedaha waaweyn ee beerta dhexdeeda ah waxay bixiyaan hoos raaxo leh | |
82.wav | dadka beerta yimaada waxay mararka qaar la fadhiistaan saaxiibadood si ay ugu sheekeystaan | |
83.wav | dadka hawlkarka ah waxay nolosha ka helaan farxad | |
84.wav | dadka isku kalsoon waxay sameeyaan xiriir adag oo waara | |
85.wav | dadka maskaxda furan waxay abuuraan xalal shaqo oo wax ku ool ah | |
86.wav | dadka qaar waxay ku nool yihiin guryo waaweyn | |
87.wav | dadka qorshaha leh ma dareemaan jahawareer shaqo | |
88.wav | dadka shaqada ka hela waxay dareemaan nafis iyo qanacsanaan | |
89.wav | dadka si habsami leh u shaqeeya waxay gaaraan yoolkooda si degdeg ah | |
90.wav | dadka wanaagsan waxay helaan saaxiibo wanaagsan | |
91.wav | dadka waqtigooda si sax ah u maamula waxay mar walba gaaraan natiijooyin wanaagsan maxaa yeelay waxay mudnaan siiyaan howlaha muhiimka ah | |
92.wav | dadka wax bartay waxay haystaan fursado ee shaqooyin ku helaan | |
93.wav | dadka waxbartay waa kuwa qaabeeya mustaqbalka bulshadeenna | |
94.wav | dalkaygu waa mid hodan ku ah dhaqanka iyo taariikhda magaalooyinka waaweyn waxay leeyihiin dhismayaal casri ah | |
95.wav | dalxiisku waa hab fiican oo lagu nasto | |
96.wav | dhakhtarku wuxuu ila taliyay in aan cabbo biyo badan si loo hagaajiyo caafimaadkayga | |
97.wav | dhammaan dadka waa in ay helaan waxbarasho tayo leh | |
98.wav | dhegeysiga sheeko dhaqameedku waa hab madadaalo leh oo lagu barto taariikhda iyo qiyamka | |
99.wav | dhibaatada waxbarasho waa in si sax ah loo xalliyo | |
100.wav | dhulka cagaaran waa in la dhowraa biyaha waa in aan la wasakheynin | |
101.wav | dib u sharax fadlan | |
102.wav | diyaaraddu markay cirka kacdo cirka buluuga ah iyo daruuraha cadcad aad bay u qurux badan yihiin | |
103.wav | dugsi fiican wuxuu dhisaa bulsho aqoon leh | |
104.wav | dugsiga sare wuxuu diyaariyaa ardayda mustaqbalkooda |
End of preview. Expand
in Data Studio
README.md exists but content is empty.
- Downloads last month
- 31