id stringlengths 36 36 | text_so stringlengths 11 8.9k | text_en null | meaning_en null | mode stringclasses 1
value | register stringclasses 5
values | sector stringclasses 9
values | topic stringclasses 36
values | dialect stringclasses 4
values | verified bool 1
class | license stringclasses 1
value | created_at timestamp[s]date 2026-07-19 00:00:00 2026-08-04 00:00:00 |
|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
ee3f12a1-c12c-4224-a486-2cf9483691c8 | Waxaan safar ku tagay magaalada kismaayo anigo safar dhulka ah oga ambabaxay magaalada muqdisho runtii dhulka wuxuu ahaa barwaaqo ay indhuhu ku doogsanayaan waxaan meel dheer ka arkay wax iila muuqday xaywaanka garriga loo yaqaano runtii aad ban ufarxay Marna isma laheen somaliya Baad Gerri ku arkeysa | null | null | write | narrative | culture | travel | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
c7b1a716-1bc4-42d6-9599-32396688c64f | Dhacdooyinka I saameyay ma'ahan kuwo laso koobi karo balse mida iigu cajiibsaneed iiguna naxdinta badneyd waxa ay aheyd markii ay gabadh ku umushay isbitaalka banaadir hortiisa ayadoon isbitaalka wax gargaar ka helin . | null | null | write | formal | media | media | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
da537674-2119-46fa-b2cf-d305e37d44f5 | chance : english
fursad : carabi
somaliga : kansho | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-28T00:00:00 |
a4cad624-a324-424d-ad42-26ddd2008a15 | Inta aan ku dhex jiray cilmiga xiddigiska (astronomy), waxaa aad ii soo jiitay cajaaibta ku duugan Qur'aanka Kariimka ah. Mar kasta oo aad akhrido, waxaa kaaga soo baxaya tilmaamo iyo xaqiiqooyin cajiib ah oo qarniyo badan ka hor uu Qur'aanku sheegay, ka hor intii aanu science-ku gaarin fahamkaas. Markii astronomy-gu s... | null | null | write | null | general | Diinta iyo Sayniska | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
565a3bd8-f6eb-4a00-ae2c-1e409cd22beb | sheeko ku saabsan: aqoonta
aqoontu waa aas aaska horumarka ee bulsho waana furaha dhaxalka horumarka | null | null | write | instructional | agriculture | agriculture | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-19T00:00:00 |
a9f6284b-689d-4e7e-99ae-dafc3a7102a5 | Dhammaanteen dambiilayaal ayaan nahay. Waxaan dooranaa dambiyada aan jecelnahay, dadka kalena waxaan ku xukumnaa dambiyada aynan jecleyn.
Waxaa laga yaabaa inaad been sheegto, laakiin waxaad xukuntaa qofka wax khiyaameeya. Waxaa laga yaabaa inaad khiyaano samayso, laakiin waxaad xukuntaa qofka wax xada. Waxaa laga yaa... | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
d23dc212-d590-498e-ac21-dfae4c88ace0 | maanta cimiladu waa kuleel dhex dhexaad ah ma jirto dabeel xoogan oo laga fikiro | null | null | write | conversational | general | weather | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-20T00:00:00 |
ac1ca848-1019-4604-8193-9605d626eaa5 | Dr. Alok Kanojia, oo inta badan loo yaqaan Dr. K, waa dhakhtar ku takhasusay cilmi-nafsiga (psychiatrist), kana qalin-jabiyey Jaamacadda Harvard. Sidoo kale waa aasaasaha Healthy Gamer, oo ah madal ka shaqaysa caafimaadka maskaxda iyo horumarinta shakhsiga. Podcast-ga Lewis Howes ee The School of Greatness, ayaa waxa u... | null | null | write | null | general | Tirtir Aqoonsigaaga | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
32019da4-d08a-4af9-92a1-d27ec5df2d4e | Waa meeqo alaabtan?
Waa 20 dollar | null | null | write | conversational | general | commerce | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
ba5adfed-0d40-4baf-97da-c3e352a72e02 | Axmed waa bare wanaagsan, wuxuu wax ka dhigaa jaamacadaha dalka ugu waaweyn. | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-08-01T00:00:00 |
218f5c60-f2c7-4099-8c9e-ac1c6aeedc6c | Noqo akhriste wanaagsan. | null | null | write | null | education | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-08-01T00:00:00 |
0848e114-9054-4c03-b617-4584cd5d37ad | Malaa'ig ayaa labadaada garbood saaran. | null | null | write | null | religion | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-08-01T00:00:00 |
17c3adc5-b4ee-403a-9730-6f1c509d401a | Naftaada waxaad la jeceshahay dadka kale la jeclow. | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-08-01T00:00:00 |
338e0ae2-23ed-490d-aec4-4b4c4cc4f12d | Geel laba jir soo wada mar. | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-08-01T00:00:00 |
ab170d2c-0859-43c7-a758-e1e6e27832a7 | Nadaafaddu waa imaanka barkiis | null | null | write | null | religion | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-08-01T00:00:00 |
1d12b7eb-ed49-482c-b7e7-d507315d08cd | Waanu fiicantahay walaal | null | null | write | null | general | War bal warrama dadkiinan jooga meeshow | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-30T00:00:00 |
b872e071-fa98-419e-af87-f3e6d1ed75e9 | Dhaqankeenu wuxuu ahaa soo jireen | null | null | write | null | culture | Dhaqanka soomaaliyeed | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-29T00:00:00 |
c9dea0f8-b675-4571-b3d8-df2bcca9d671 | Ma Ogtahay Tirada ugu badan ee uu Quraanka sheegay iney tahay Boqol Kun (100,000). | null | null | write | null | religion | null | both | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-29T00:00:00 |
e3d0d1e9-b48b-468f-a3d3-a2c61525e13b | Xisaabtu waa luqadda koonka — waa dhawaaqa aamusan ee ay caddaaladda Alle ku hadasho, waa nidaamka aan indhaha lagu arkin balse lagu dareemo habsami socodka nolosha. Xiddiguhu u ma wareegaan si aan nidaam lahayn, roobkuna uma da'o si iskiis ah; xeerar adag oo xisaabeed ayaa hagaya, sidaas darteed xisaabtu waa furaha fa... | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
84af6b2e-d0fa-418c-ab5c-ad285036a189 | Soomaalidii reer-miyiga ahayd markay dagaallo dhex-maraan, gabyaaga qabiilka ayaa tirin jirey maanso uu ku tilmaamaayo siday wax u dhaceen, isla markaasna uu ku ammaanaayo dagaalyahannadii isaga ku tolka ahaa ee sida geesinnimada leh dagaalladaas ku galay. Waaga dambe, maansadaas ayaa noqon jirtey marjic loo noqdo mark... | null | null | write | null | culture | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-08-03T00:00:00 |
a6da340c-660e-4fe1-886c-1f4f51a8fff1 | Ma Ogtahay Qofka Adduunka ugu Taajirsanaa ee uu Quraanka sheegay, inuu ahaa Qaaruun. | null | null | write | null | religion | null | both | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-29T00:00:00 |
bbc8eec7-01b5-4100-ab40-86e616afab62 | Bani'aadamku inta badan ma dareemo khiyaanada uu ku nool yahay. Waa khiyaano deggan oo aan qaylo lahayn. Waa fikirka ah in waqtigu mar walba jiro, in noloshu ku sugayso, iyo in fursad kale ay iman doonto. Fikirkan ayaa dib u dhigista ka dhiga wax caadi ah. Qofku wuxuu is leeyahay wax walba waqti bay leeyihiin, halka wa... | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
4483652f-3dfe-4592-bbf7-9d808fe75a76 | Sida uu Machiavelli qoray:
"Qof kastaa wuxuu arkaa sida aad u muuqato, laakiin dad yar ayaa fahma waxaad dhab ahaan tahay."
— Machiavelli, The Prince – Cutubka 18aad
Dadku dan kama laha dabeecadda dhabta ah ee qofka. Waxay eegaan oo keliya muuqaalka dibadda. Dadka badankoodu si qoto dheer uma fikiraan, waxayna rumay... | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
fe9a3de8-782e-4e88-9ea9-f09c16e71cc1 | Ma Ogtahay, Xalaasha Alle ka Caroodo, misana Quraanka lagu Sheegay inuu yahay kala tagga Lamaanaha (Furiinka). | null | null | write | null | religion | null | both | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-29T00:00:00 |
650837dc-ab58-4607-90f0-d54c7a960975 | Ma Ogtahay Magaca ugu badan ee ka mid ah Magacyada Illaahey ee ku soo Arooray Quraanka, inuu yahay Magaca Allaah. | null | null | write | null | religion | null | both | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-29T00:00:00 |
6a56b9f9-2124-4cb0-b6a0-6cf2411ca14f | Ma Ogtahay Xarafka ugu badan ee Quraanka loo Adeegsaday inuu yahay Xarafka Alif . | null | null | write | null | religion | null | both | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-29T00:00:00 |
3f5c3b55-3900-4b6f-b5ed-75b2e5b61e07 | Waxa soo qaadaneysaa bur igo cajiin kadib waa isku qaseysaa waana garaaceysaa. Kadib waxa diyaarsaneysaa birta lagu dubo waxaad marineysaa saliid markay kululaato waxa ku shubeysaa birta burkii aad diyaarsatay waxaad ku wareejineysaa furjalaataha aad burka kusoo dartay kadib Markey gaduudato waad ka dejineysaa. | null | null | write | instructional | culture | food | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-28T00:00:00 |
e17441b4-1aad-41f2-920e-2ae2a6c3dc6c | Ma Ogtahay Xayawaanka ugu yar ee Quranka lagu sheegay, inuu yahay Quraanshada. | null | null | write | null | religion | null | both | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-29T00:00:00 |
7f935fd8-4553-49ce-b5cc-1080d1b0ce66 | Ma Ogtahay Xayawaanka ugu Weyn ee Quranka lagu sheegay, Inuu yahay Xayawaanka Nibiriga (Xoodka). | null | null | write | null | religion | null | both | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-29T00:00:00 |
6e81da8f-d3ff-4d98-b86b-5fcb5e497957 | Ma Ogtahay Habeenka ugu Kheyrka badan ee uu Quraanka sheegay, inuu yahay Habeenka Leylatul Qadarka (10ka dambe Bisha Ramadaan). | null | null | write | null | religion | null | both | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-29T00:00:00 |
f8c35247-d17b-45d0-970f-ec9dd587fb17 | Modernism wuxuu soo galay dunida Islaamka xilli adag, xilli ay Muslimiintu ku jireen burbur siyaasadeed, dhaqaale iyo gumeysi. Waxa uu ka yimid Yurub isagoo wata maskaxda gumeystaha, wuxuuna ku dhisnaa in caqliga iyo saynisku ka sarreeyaan diimaha. Laakiin xaqiiqdiisu waxay noqotay diin cusub oo loogu talagalay in lagu... | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
ba0626a0-d4c4-4383-8325-32dabf8a30e0 | Damacu wuxuu boqorrada ka dhiga addoomo, halka samirku addoomada ka dhigo boqorro." — Imam Al-Ghazali
Nolosha bini'aadamka waxaa hagi kara laba xoog oo is diidan: mid waa damac, midna waa samir. Labadan awoodood waa laba jiho oo nafta u kala jiida. Mid waa codka degdega ah ee leh "rabitaan hadda", midna waa codka xasi... | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
1979e93a-3f76-4863-b227-f8ce34c63442 | In badan waxaan maqlaa in diinta Islaamka tahay mid dil, dhibaato iyo argagaxin. Kooxo badan sida feminism, mulxidiin, calmaaniyiin iyo waxmagaratada kale waxay diinta Islaamka ku eedeeyaan in ay tahay diin qasab iyo dhibaateyn ah, iyagoo iska indho tiraya waxa ay diintu qabto – sida aayadaha Qur'aanka iyo xadiisyada N... | null | null | write | null | religion | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
866a83a0-9b50-4ec3-8a1b-6b7b7d105824 | Taariikhda galkeeda xumaanta waxaa 90% kaga jira Galbeedka.
Sawirka bidix – sannadku waa 1900, xilligii Khilaafadda Cusmaaniyiinta (Ottoman Empire). Waxaa ka muuqda labo wiil oo mid madow yahay midna cadaan yahay, labaduba waxay xidhan yihiin dhar rasmi ah, waxayna u taagan yihiin si sharaf leh. Sawirkan wuxuu ka tarj... | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
eec1bc72-6d3f-4491-898f-3f48df31e52c | Qodobka 1aad - Beerida beer yar: waa diyaarinta dhul, beerida dalagyo iyo mareenta beertas si loo soo saaro dalag aad u badan leh neh tayo sare. Waxey ka bilaabata in aad doorato dhul ku haboon in wax lagu beero kaaso leh nafaqo dhameystiran, sidoo kale laga heli karo biyo beerta lagu waraabin karo iyo qorax taas oo ka... | null | null | write | instructional | agriculture | agriculture | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-26T00:00:00 |
2ac4c1aa-c09e-4232-b612-3ed164ad6d8e | Ethiopian Airlines oo ah shirkadda diyaaradaha ee ugu weyn Afrika, ayaa sannadkan soo xaraysay dakhli gaadhaya 9.1 bilyan oo dollor, waana korodh 20% ah marka loo eego sannadkii hore.
Sidoo kale waxay isla sannadkan qaaday in ka badan 20.7 milyan oo rakaab ah waxayna daabushay 897,000 tan oo xamuul ah.
Waxaa xusid mu... | null | null | write | null | media | null | both | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-08-02T00:00:00 |
d2a16c1c-7db9-481a-9728-cc359ff49003 | Markaan u fiirsano sayniska casriga ah iyo Qur'aanka Kariimka ah, waxaa suurtagal ah inaynu fahanno in burburka adduunka iyo u diyaar garowga Saacadda Qiyaame laga yaabo inuu bilaabmay kahor inta aan la abuurin Aadanaha!
Laakiin waxa cajiibka ah waa in xaqiiqooyin cilmi ah ay maanta si tartiib tartiib ah u muujinayaan... | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
44800a44-b08b-4a83-b551-5d8f261982d2 | Qur'aanka Kariimka ah waxa uu erayga Qalb xusay in ka badan boqol jeer. Marka qofku maqlo qalbi, waxa ugu horreeya ee uu maskaxdiisu ku soo dhaca waa wadnaha. Laakiin Qur'aanka marka uu adeegsanayo eraygan, badanaa wadnaha olama jeedo, ee waxa uu tilmaamayaa meel ka qoto dheer, oo la xidhiidha ruuxa, nafta, dareenka iy... | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
491644f3-0d99-40df-a5c6-fc530633ba1a | Noloshu waa halgan ku bilaabma xoolka kuna dhaaamada xabaasha. | null | null | write | null | general | Nolosha | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-27T00:00:00 |
896cc2b6-3945-4ec9-9bc9-e4d488a54581 | Ma Ogtahay Nabiga ugu badan ee Magaciisa ku soo Laab-laabtay Quraanka, inuu yahay Nabi Muse CS. | null | null | write | null | religion | null | both | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-29T00:00:00 |
d9cdb4f1-3fa8-4ad5-8acf-96b6aa6ee168 | Weli ma is weydiisay sababta aad u tahay jinsiga aad tahay? Maxaad u tahay rag? Maxaad u tahay dumar? Qur'aanka ayaa si cad u sheegay hadafka bani'aadam-ka: وَمَا خَلَقْتُ الْجِنَّ وَالْإِنسَ إِلَّا لِيَعْبُدُونِ – "Jinniga iyo insigaba uma aanan abuurin, rususha oo idilna uma aanan soo dirin waxaan ka ahayn ujeeddo sa... | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
91c24d11-af2b-4d92-90a5-b575b1a54c98 | Ilaa 20 ciyaaryahan oo da' yar u badan iyo masuuliyiin kooxeed oo ka socday Itoobiya, kuwaas oo ka qayb galay tartan kubbadeed ka socday dalka Sweden ayaa mar kaliya laga waayay goobtii ay ka deganaayeen magaalada Gothenburg.
Kooxdan ayaa ka baxsatay goob iskuul ahayd oo la dejiyey, ka hor safarkoodii qorshaysnaa ee a... | null | null | write | null | media | null | both | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-08-02T00:00:00 |
29acd1fd-4130-4a89-a0a9-48a5fe345267 | Hab-shaqeedka Tiknoolajiyadda: Fahamka Aasaasiga ah iyo Horumarka
Tiknoolajiyaddu waa erey si weyn loogu isticmaalo nolosheena maalinlaha ah, balse dad badan ayaan si dhab ah u fahamsanayn sida ay waxyaabahan aynu isticmaalnaa u shaqeeyaan. Asal ahaan, tiknoolajiyaddu maaha oo keliya kombiyuutarada iyo telefoonnada cas... | null | null | write | null | technology | Tignoolajiyadu siday ushaqeesaa | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-30T00:00:00 |
62aaa34c-84b4-4263-b44d-6961946baaf0 | Warbixintani waxay si faahfaahsan uga hadlaysaa sida ganacsiyada yaryar ay ula jaanqaadi karaan isbeddelka casriga ah ee suuqa, iyagoo adeegsanaya xalal dijitaal ah oo fudud, kharash yar, isla markaana wax ku ool ah. Waxay iftiiminaysaa sababta ay dijitaalku u noqdeen lama huraan, faa'iidooyinka ay keenaan sida waqti b... | null | null | write | null | media | null | both | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-30T00:00:00 |
55da5672-2b6c-4930-b066-60f2487e02c4 | Maxamed Waan ku salaamay?
Waan kaa qaaday Aamina?
Maantay ma kaligaa ayaa dukaanka jooga?
Maya, waxaa ila jooga Cali Gaab.
Ma Cali Gaab baa kula jooga ?! Maba arkee xaggee buu ku jiraa?
Haa, qeybta dambe ayaa Bakhaar laga sameeyay; halkaas ayuu kala hagaajinaya alaabta dhawaan la geeyay.
Maxaad u baahneyd Aamina oo aan... | null | null | write | conversational | general | commerce | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-26T00:00:00 |
3114eba8-5743-4696-b7da-acca46f9d02a | Kuwii ila dhashiyo
Intii igu dhawayd
Waxay igu dhahaan:
Sidii dhamac la shiday
Ama dhuxul la gubay
Dhalandoorsantee
Maxaa kugu dhacoo
Sidan kaa dhigoo
Dheehaagi tiray?
Anna isma dhibee
Dhaar baan maraa
Oo waxaan dhahaa:
Waa jacayl dhabtii
Dhammi waaxyihiyo
Dhuuxayga degay
Dhaayuhu ma arag
Qofkii dhayi lahaa
Dhakhta... | null | null | write | null | general | null | both | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-30T00:00:00 |
ac33c09b-7072-4a50-80cd-0200f328524e | Mararka qaar waxaa dhaca in mashruuc aad qorshaysay inaad bil gudaheed ku dhammayso uu dib u dhaco, sabab la xiriira cilado (bugs) soo baxa.
Qorista koodhka maanta ma adka, maxaa yeelay waxaad haysataa AI kaa caawinaysa xitaa si ka fiican sidii aad filaysay. Laakiin waxa adag waa xallinta ciladaha iyo fahmidda sababta... | null | null | write | null | technology | null | both | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-08-04T00:00:00 |
c9860dea-35e0-4b47-9500-e40e5c30751b | Ruub
Waa bur la xashay waqti kooban kadibana loo googooyey qaab goobo balaaran ah. Burkaas waxba laguma darin. Mudo yar kadib dab la shiday oo danbaskiisa ayaa la dhex galinaya burki wareegsana. Waxa dusha iyo hoosba ka maraya danbasa iyo dhinbilo dab ah. Amin yar kadib walagaso saaraya isago yeeshay barara cas noqdayn... | null | null | write | formal | media | media | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-27T00:00:00 |
6fd76202-3a49-4298-8cb4-12dc0303be27 | "Fardaha loo tababaro dagaalka, cayaar kuma habboona."
Markii Salaaxudiin Ayoobi yaraa, ayaa mar uu carruur la ciyaarayay. Aabbihiis Najm al-Diin Ayyub arkay, wuu canaantay isagoo ku dhahay:
"Adiga kuuma dhalin in aad ciyaarto, waxaan kuu dhalay inaad Baytul Maqdis furto."
Hadalkani wuxuu noqday fariin noloshiisa dha... | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
506d317b-5ec8-4ca9-9d5b-89d5cb626af2 | Charles Bukowski ayaa waxa uu yiri "Dhibaatada ugu badan ee dunida haysta waa in kuwii caqliga lahaa shaki ka buuxo, halka kuwii doqomada ahaa kalsooni miiran yiihin."
Marka aad soomaalida fiiriso, waxa aad is oranaysaa marka uu intaas oranayay annaga ayuu na eegayay. | null | null | write | null | general | null | both | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-29T00:00:00 |
3c76fdc5-28d6-419d-9924-100d6f49fb88 | Oktoober 2025, waxaan ka qeyb gale xuska maalinta cuntada adduunka iyo beeraleyda Soomaaliyeed oo lagu qabte xaruunta Wasaaradda beeraha iyo waraabka ee jamhuuriyada federaalka soomaliya. Mowduuca sanadkaas wuxuu ahaa " In loo shaqeeyo si wadajir ah ayada oo sare loo qaadaayo tayada iyo badqabka cuntada; taas oo horsee... | null | null | write | narrative | culture | family | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-29T00:00:00 |
1d64cb76-54f7-467b-b0f7-734ecfa7e8e8 | Hooyadu waa geesiga aamusan ee dhiig iyo naf u hura ubadkeeda, haddana aan weligeed sheegan geesinimadeeda.
Dhalmadu waa xaalad nolol iyo geeri u dhaxaysa. Waa waqti adag oo hooyo ku taagan tahay halgan naf iyo dhiigba ku qotoma. Waxaa jira hooyooyin badan oo umusha ku naf waayey, halka kuwo kalena ay badbaadeen, bals... | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
cf91c844-377a-4591-981f-92561e1f7efb | Waxbarashada dalka sanadihii u dambeeyay waxay la kulantay caqabado badan, goobihii waxbarasho badankood waxay noqdeen ganacsi, halka dhalinyaro badan aysan awoodin inay sii wataan waxbarashadaas sababo la xiriira waqti aysan u heleyn nidaamka academic ah oo sanado raba, dhaqaale xumo iyo niyad jab ay ka qaadeen nidaam... | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
756b42e4-6fbf-410d-9e92-ce3bcd918a57 | Inkastoo duruusaha
Dugsiyada jacaylada
Ninba doonis leeyahay
Dookhaa wax maamula
Isagaa wax kala dira
Isagaa dareenada
Badi damaca galiyoo
Dadkan caynba caynka'a
Ruuxba ruux usoo duwa
Dabar iyo xuduudiyo
Mana laha wax dayroo
Da'du waa wax caadiya
Doobbaa islaan hela
Bedelkana duq odayaa
Shabad hela la daawado
Dantu ... | null | null | write | null | media | null | both | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-08-04T00:00:00 |
776fbaa7-26a7-40d8-8423-d418d02d8e33 | Qac kale: Pedro Sánchez ayaa si xun ula helay Trump.
Trump: "Yurub nagama caawinayso Iraan, gaar ahaan Spain. Dad xun weeye."
PM-ka Spain, Pedro Sánchez: "23 sano ka hor, waxaad nagu dhahdeen Ciraaq waxay haysataa hub nuclear ah. Balaayiin ayaad ku bixisay dagaal, markii la baarayna xabbad nuclear ah lama helin. War... | null | null | write | null | media | null | both | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-08-04T00:00:00 |
92cef625-b874-479b-8a60-3281df01eb39 | Qubuurta Shuhadada waa xabaal ku taalla agagaarka Buurta Uxud ee magaalada Madiina, halkaas oo lagu aasay saxaabadii ku shahiiday Dagaalkii Uxud, oo uu ka mid yahay Xamza bin Cabdul-Mudhalib (RC). Waa meel taariikhi ah oo xujeydu booqdaan si ay u xusuustaan geesinimada iyo naf-hurnimada shuhadadii Islaamka. | null | null | write | null | religion | null | both | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-30T00:00:00 |
7f466c58-51d3-4f24-a2d8-7a8c0ddc4f35 | Biyaha Zamzam waa biyo barakaysan oo ka yimaada ceelka Ceelka Zamzam oo ku yaalla gudaha Masjid al-Haram ee magaalada Makkah. Biyahan waxay soo bilowdeen markii Nabi Ismaaciil (CS) uu yaraa oo biyo u baahday, markaas ayaa Eebbe ka soo burqiyay dhulka agtiisa isagoo u naxariistay isaga iyo hooyadiis Haajara. Muslimiintu... | null | null | write | null | religion | null | both | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-30T00:00:00 |
e6e6c366-9482-4fb6-af71-6c921b5568a5 | Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu ayaa ku eedeeyay duqa magaalada New York, Zohran Mamdani, inuu "taageero Iran, Xamaas iyo Xisbullah." | null | null | write | null | media | null | both | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-08-04T00:00:00 |
2b4798d1-e683-4e93-aa0a-ddf11604d14d | Sidee baynu uga faa' iiday san karanaa tignoolajiyada casriga ah:
1: In aynu la socono waxyaalaha sida maalin laha ah usoo kordha taas waxay inoo sahli kartaa in aynu la qabsano tignoolajiyada casriga ah.
2:In aynu dhisno xirfadeena shakhsiyadeed, oo uu qofkasta gaarkiisa isku diyaariyo marka hore. | null | null | write | null | technology | Tignoolajiyada Casri ah | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-28T00:00:00 |
b432e574-5bf7-4473-8b2f-8c02a6fbd34f | **Waxbarashadu Waa Hanti, Haddii Si Sax Ah Loo Barto**
Bal aan ku siiyo tusaale kooban.
Waxaa jiray wiil la oran jiray Nasrudiin. Wuxuu wax ku soo bartay 12 sano oo dugsi ah iyo 4 sano oo jaamacad ah. Hase yeeshee, markii uu waxbarashadii dhammaystay, wuxuu la kulmay caqabado uu filayn: ma aqoon sida email xirfad leh... | null | null | write | formal | education | education | both | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-26T00:00:00 |
702c4a18-413e-4a79-848f-8843f8f50670 | Marka aad dib ugu noqoto buugga taariikhda ee qarniyadii la soo dhaafay, waxaad arkeysaa dhaqdhaqaaq lagu magacaabo feminism oo ka soo baxay Galbeedka, gaar ahaan Yurub iyo Waqooyiga Ameerika. Dhaqdhaqaaqan wuxuu dhashay qarnigii 18-aad iyo 19-aad, xilli ay bulshooyinkaas ku jireen nidaamyo sharci iyo dhaqan oo dumarka... | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
22e83d77-d78c-4ccf-9da1-b12fc84ea87e | Daraad dhoweyd baraha bulshada ayaan ka daawanayay muuqaal ku saabsan jir-dhiska. Yarka wax qaldan ma uusan sheegin, xogta uu soo gudbinayayna waa kuwo uu soo xigtay, ma aha kuwo uu iska dhahay. Mid ay ugu qoran tahay "Dr. Hebel", dharka dhaqaatiirtana wataa, ayaa comment ugu soo qoray inuusan ka hadlin wax aanu aqoon ... | null | null | write | null | education | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
5055e584-89ed-4b1e-b063-1c02074d29be | Sida ugu caafimadka badan ee gacmaha lo dhaqdo Marka ugu horeesaba wa in biyaha gacmaha lagu dhaqaayo ay yihiin kuwo nadiif ah ok nadaafadooda la ilaaliyay wa inaad gacmaha mariso shaambada loogu Tala galay ee bakteeriyada disha kadibna aad biyo raaciso | null | null | write | technical | health | health | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
3ac85f2e-5602-49e8-9b47-879bf8682ff0 | Somalization | Soomaaliya: Magac Loo Adeegsado Dowlad Fashilantay!
"Dalkeenii (Ciraaq) waxa uu isu rogay Soomaaliya," ayay yiraahdeen dibadbaxayaal Ciraaqiyiin sanadkii 2019, iyagoo ka cabanaya shaqo la'aan, adeeg-yari iyo musuq-maasuq. Ereygan, oo lagu faafiyay barta Twitter ee Somali News Updates, wuxuu muujiyay sid... | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
e7a4847d-7c12-4c44-9d3b-e5b33aa71586 | Cimiladu maanta way roobeysan tahay waana degan tahay
Bari waxa ay ila tahay in cimiladu kulayl noqon doonto waliba cadceed ah | null | null | write | conversational | general | weather | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-26T00:00:00 |
2b18612c-105b-411e-aa2f-e79631542075 | Fatahaad.
Yaraanteyda waxaan la kulmey fatahaado isdaba joog ah kuwaas oo sanadle ama sanadki labo (2) mar dhici jirey. Fatahaaduhu waxa ay saameyeen kumanan qoys ee ku nool xafadahooda, taas oo sababtey in tiro badan o qoysas ah heli waayen meel ey hoy ka dhigtaan inta ay fatahaadu socoto, halka kuwa kale ay dul saar ... | null | null | write | formal | media | media | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-27T00:00:00 |
3369b94a-c593-4f78-ac6b-a7365f1fc1eb | Waxaan ka safrey magaalada baledweyne waxaan u safrey tuulo ujirta ku dhawaad 2-saac magaalada baledweyne. Ujeedada safarkeygu wuxuu ahaa in aan xasuuso kusoo qaato. Xasuuso kaliya i aan kusoo qaato uma tagine ee tuuladu waxey ehyd mid uu ilaa awoowaheyga ku ilma dhalay sido kale ku beero tacbade ilaa heer waxey gaarte... | null | null | write | narrative | culture | travel | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-27T00:00:00 |
5fa1d8dd-e971-43da-b91c-5a8f40445828 | Ugu horeyn soo diyaarso biyihii iyo saabuunti ama shaambadi aad gacmaha ku dhaqan laheed. Ku bilow magaca Allah (bismilaah) kadib gacmaha ku shubo in yar oo shaambo eh kadib biyo yar ku shubo gacmaha oo si fiican iskugu meydh adiga oo si fican isku dhax gelinaya faraha. Intaas kadib biyo caadi isticmaal oo shaambadi is... | null | null | write | technical | health | health | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-27T00:00:00 |
7d824ab5-34c6-4aed-9449-6cb9fe628184 | Qof naftiisa kaa jecel nuurkiisa aa tahay
Nabar looma gaystee naftaadaa la siiyaa
Waana loo nuglaadaa | null | null | write | null | general | Callaf weeye Guurkuye haku daalin caashaqa | maay | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-31T00:00:00 |
57057abd-e6b6-433b-aee3-4a3cbd256c99 | Callaf weeye Guurkuye haku daalin caashaqa | null | null | write | null | general | null | maay | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-31T00:00:00 |
a1162be7-11bf-4839-a9d9-e4f187aedc0a | Waa qoraal xigasho ah oo aad ii saameeyay
August is the month my mother died. This is a memory to her wonderful mothering, love for peace and her constant support to the poor people.
Dear Mother Hooyo Macaan
Source of mercy Ishi naxariistaay
Spring of love Gugii jacaylkaay
Beacon of Light Aqalki iftiinkaay (lighthou... | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-26T00:00:00 |
1fd85eb3-7aaf-47ab-b79f-3fffae239eaa | Dabaal degyada iso Maray kuwooda iigu xiisaha badana waxa uu ahaa maalin aan xeebta jaziiro u'aadnay dalxiis kadib marka uu ii so idlaaday imtixaankeygi jaamacada aniga iyo saaxibo aan aad ujeclaa markaan aan xasuusto kubadii aan xeebta ku ciyaareynay iyo jawigii qurux badana Marna qalbigeyga kama go'o | null | null | write | narrative | culture | family | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
beb8ba73-6149-405a-a0f8-5ae041ab82e1 | Macaamiil: Niyow iwaran cafimadkaga.
Dukaanle: Wacanahay iwaran adi.
Macaamiil: Fican, niyow maanta raashiinki baa inaga go'ay marka raashiin baan ubaahnaa ee ii qor adeega walaal.
Dhukaanle: OK waa diyaar ee deynti bishi hore baa weli kugu qoran.
Macaamiil: Waa la socdaa niyow ee hada deynti bisha hore baan wadaa laak... | null | null | write | conversational | general | commerce | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-27T00:00:00 |
e8b5f5d8-495b-4faf-9869-48178e8c7dca | Hablo werar gali kara
Hablo geela dhici kara
Waxaa haatan badaloo
Hablo aan la garanayn
Hadaf kood waxuu yahay
Hagoogtiiba xooreen
Xushmadii harer mare
Dacayeen handookii
Bulshadii halageen
Mar haday ahaayen
Hooyoyin mudanloo
Bulshadaas hagaajiya
Haatan mahayaan | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
db6e423c-b1f4-42f9-82d5-2a41d3802a49 | Maanta cimiladu waa ay roobanayd. Berri na waxa la saadaalinayaa inay daruuro jiri doonaan. | null | null | write | conversational | general | weather | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-31T00:00:00 |
9703d19a-a6c6-487e-880e-08e36d96b250 | Dad badan ayaa is weydiinaya halka ay u socoto dunida sirdoonka macmalka ah (AI). Haddaba, Open Claw waa mid ka mid ah dadaallada loogu talagalay in farsamada AI laga dhigo mid furan oo qof kasta heli karo, halkii ay shirkado gaar ahi isku koobi lahaayeen.
Maxaad uga baahantahay inaad ogaato?
Helitaanka Furan: Maahan... | null | null | write | null | technology | null | both | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-30T00:00:00 |
53d61223-76e1-4478-b3a8-959b55ed18d1 | Marka aad indhoole tahay Soomaaliya, qofka waxa uu isku dayayaa in uu si u muuqato qasab kugu caawiyo, xitaa marka ay wax kasta kuu saxan yihiin, isaga oo aan wax oggolaansho ah ku weydiin. Marka aad naafo tahay, carruurta xitaa waxa ay u haystaan in ay masuul kaa yihiin. 😂 Xitaa qofka waxa uu diyaar u yahay in uu sha... | null | null | write | null | culture | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-29T00:00:00 |
9fa4fb1d-0676-4f31-85b5-07705eeb6103 | Dugaal ruuxa mudanbaa
Dhaxantiyo dabaylaha
Dugsi laga dhigtaayo
Dadka laga dhawaystaa | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
cc93bd74-a927-4e5e-bbef-5d8c8933cffa | Xikmad: xasuusaha soo maray noloshaada waa kuwa qurux badan marka aad aragto balse qaarkood waxay wataan dhaawacyo xanuun badan oo qalbi taabad leh. | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
a05756d9-90c3-4eec-9726-4ee44f4a0e2d | Hablo werar gali kara
Hablo geela dhicim kara
Waxaa haatan badaloo
Hablo aan la garanayn
Hadaf kood waxuu yahay
Hagoogtiiba xooreen
Xushmadii harer mare
Dacayeen handookii
Bulshadii halageen
Mar haday ahaayen
Hooyoyin mudanloo
Bulshadaas hagaajiya
Haatan mahayaan | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
56904848-2ddc-4403-a88e-261d2f9590e5 | "Waan is ceebsaday markii aan garwaaqsaday in noloshu ay tahay xaflad dhar-isku-ekaysi ah (costume party), aniguna aan ku imid wajigayga dhabta ah." – Franz Kafka.
Noloshu waa masrax weyn oo qof walba uu ku jilayo door aanu lahayn. Waxaa la xirtaa maaskarooyin lagu qariyo murugo, looga dhuunto cabsi, lagu qurxiyo guul... | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
e658027c-f6e1-4189-a3c7-996b10242893 | Dayaxu sidiisa waa mid mugdi ah oo aan lahayn iftiin. Waxa uu iftiinka ka qaataa qorraxda, markaas ayuu dhulka ku iftiimaa. Marka dhulku soo dhexgalo oo uu xannibo iftiinka qorraxda ee dayaxa gaari lahaa, dayaxu wuxuu u muuqdaa mugdi – taas ayaa loo yaqaannaa dayax madoobaad (lunar eclipse). Eeg Sawirka Hoose.
Waxaa l... | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
49db1272-2aca-4533-bc5a-7b4e35f2a237 | Maalinta suuqa ee magaaladeydu waa mid mashquul badan. Dadyow kala duwan ayaa suuqa u imaada in ay badeeco iibsadaan halka kuwa kale ay u imaadaan in badeeco iska iibiyaan. | null | null | write | narrative | culture | daily-life | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-29T00:00:00 |
dc0840fe-ab3b-43ac-980a-b95be988eedf | Waxbarashu waa aas-aaska bulshada waxaan jirta oraah soomaliyeed oo oraneysa
Aqoon la'aan wa iftiin la'aan | null | null | write | formal | education | education | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
b8d5bbcf-f0ab-43b3-bb29-065769f0f6a7 | Tukaanle : so dhawoow macmiil maxaan ka iibiya
Macmiilka : waxaad isiisa kiilo bariis ah saabun iyo carfiso
Tukaanle : wa diyaar
Macmiilka : qiimaha wa immisa
Tukaanle : qiimaha guud waa saddex dollar | null | null | write | conversational | general | commerce | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
69b1901d-5c00-482d-ba05-f6ef646dc875 | Si'aad canjeero udubto wa inaad cajiinka qasato oo aad diyaarsato kadib subixiina aad bir ay somaalidu daawe utaqaano aad kulueyso kadib inta cajiinka aad ku shubto qaab wareeg ah ugu wareejiso | null | null | write | instructional | culture | food | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
54b2a179-d0d3-413f-bc4b-ad0456cf7d9d | Runtii su'aashan wax ay iila muuqata inay qaldantahay | null | null | write | narrative | culture | daily-life | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
dc653977-e155-4e6c-a740-32b03e79a7e5 | Beertu wax ay ku xirantahay qaabka aad udaryeeleso hadba waxa aad beereyso , hadaad geed timireed beereyso uma baahno biyo badan oo timirtu iyadu way xamili karta qaleylka iyo cimilada daran | null | null | write | instructional | agriculture | agriculture | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
8c94fb9d-3e90-4367-b14d-6f17c227301d | Cimilada waqtigaan la jooga wa xiligii dayrta roobab waaweyn baana magaalada muqdisho ka da'aya isu socodka gaadiidka sidii hore ma'aha oo way adkaadeen balse saxsansaxada roobka baan wax la siisto jirin | null | null | write | conversational | general | weather | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
57287f9f-2d23-4d0c-a0fa-cf0787d3c28f | 1. Dooro goob fiican
Meel qorrax leh (6–8 saacadood maalintii)
Dhul biyo-mareen fiican leh
2. Diyaari ciidda
Nadiifi haramaha
Ku dar bacrimin (digada xoolaha ama compost)
3. Xulo dalagyada
Dooro wax si fudud u baxa: basal, yaanyo, kabsar, khudaar caleen leh
Tixgeli cimilada deegaanka
4. Beerista
Ku beero qoto dheer sax... | null | null | write | instructional | agriculture | agriculture | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-28T00:00:00 |
fd9c302c-0feb-4295-a57b-823cef6c3200 | Cali: Saaxiib, maanta jawigu aad buu u kulul yahay, miyaanad u jeedin?Axmed: Haa, runti qorraxdu aad bay u gubaysaa maanta. Ma eegtay saadaasha hawada ee berrito?Cali: Haa, waxaan arkay in berrito ay yara qaboobi doonto oo daruuro jiri doonaan, xataa laga yaabaa in roob yari da'o.Axmed: Ilaahay baa mahad leh! Kulaylkan... | null | null | write | conversational | general | weather | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-28T00:00:00 |
b4402111-d4d9-4a62-9a34-3b7ef487a4a2 | Nadaafaddu waa tiirka ugu muhiimsan ee caafimaadka. Gacmaha oo si joogto ah loo dhaqo, biyo nadiif ah la cabo, iyo deegaanka oo la ilaaliyo waxay yareeyaan cudurrada faafa. Sidoo kale, qof kasta waa inuu cunto nafaqo leh cunaa, jimicsi sameeyaa, talada dhakhtarkana raacaa marka uu xanuunsado. Bulsho caafimaad qabta wax... | null | null | write | null | health | Nadaafada | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-28T00:00:00 |
f551ac3b-55e2-4630-8e69-fd58e51523ad | Hadaf yeelo waligaa
Hamigaga walee
Hididiila sare iyo.
Hormarbaan kuleeyahay
Hiigsigaga dheere
Cadowgaaga hoos iyo
Buuraha kasoo eeg
Hiil iyo walaal iyo
Garabaanu kunahay | null | null | write | null | general | null | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-25T00:00:00 |
ae3bdfad-2ac0-4db9-bcbf-6a6a0f548712 | DEGDEG:
Apple ayaa Telegram ka saartay App Store-keeda dalalka caalamka oo dhan. | null | null | write | null | media | null | both | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-08-04T00:00:00 |
5e98da95-d9f2-4a50-844b-e645849c5b23 | Macamiil : Ayaantan Kuma Arkinee
Dukaanle : Waa Xanuunsanaa sxb
Macamiil : Ahh Allaha Ku Caafiyee Biyahaas Dasani-ga Isoo Qabo
Dukaanle : Hoo Merchantiga Lee Ku Dir
Macamiil : Ka Fiirso Saaxiib
Dukaanle : Mahadsanid Walalka Waa Arkay | null | null | write | conversational | general | commerce | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-26T00:00:00 |
7510707b-1c42-4a74-9eb0-b65935fcfca5 | Daryeelida beeraha waxa ka qayb qaata saalada ama digada xoolaha nool, taas oo ka qaybqaadata geedku inuu dhankasta ka ka koro sida caleemaha, jirrida I.w.m | null | null | write | instructional | agriculture | agriculture | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-29T00:00:00 |
73b4ac85-6425-443f-9d45-be51e4e8443b | Macmiil = salanta islamka kugu salamy
Dukaanlaha=waan ka qaday soodhawoow | null | null | write | conversational | general | commerce | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-29T00:00:00 |
4a48b759-e379-438d-9999-c4d1433d54d8 | Waxbarashadu waa furaha nolosha waa na waxa ku kala saara waxa fiican iyo waxa xun | null | null | write | formal | education | education | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-29T00:00:00 |
54f113df-dccc-4e58-9d92-59b7f4e06d19 | Waan idin salaamayaa saaxiibayaal.
Saaka waa subax sabti ah, cimiladu waa mid kulul oo huur jiro, jawiguna waa mid roobaad, waxa aan saadaalinayaa in ilaa galabta uu roob di'i doono, inshaAllah | null | null | write | conversational | general | weather | other | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-26T00:00:00 |
79e62fe2-31cf-4386-90ab-bb7038dc2259 | Waxbarashada waa aasaaska Nolosha Waxay Noo Furtaa Fursado Badan si aan la dareemayn | null | null | write | formal | education | education | maxaa_tiri | true | CC-BY-SA-4.0 | 2026-07-26T00:00:00 |
Qor Af-Soomaali — the Unkad Somali Corpus (v0.2.0)
Community-contributed, peer-validated, linguist-verified Somali text, built on qor.unkad.com by Unkad Labs — a non-profit AI research laboratory.
Every item was written by a consenting Somali speaker, validated by at least two community members, and signed off by a trusted linguist reviewer. Every item carries provenance: mode, register, sector, and (where shared) the contributor's dialect.
This release
| Sentences | 2040 |
| Words | 34,414 |
| Documents | 235 |
| New documents in this version | 111 |
| English–Somali parallel pairs | 0 |
| Sectors | 9 |
| Quality tier | linguist-verified |
| Content | monolingual Somali (English-paired items held back for a future evaluation set) |
| License | CC BY-SA 4.0 |
Coverage by domain
Nine domains are represented, but not evenly. The distribution is printed rather than summarised, because "nine sectors" is true and would leave a reader to discover the imbalance themselves.
| sector | sentences | share |
|---|---|---|
| general | 1239 | 60.7% |
| religion | 225 | 11.0% |
| technology | 187 | 9.2% |
| culture | 127 | 6.2% |
| media | 110 | 5.4% |
| education | 69 | 3.4% |
| agriculture | 51 | 2.5% |
| health | 23 | 1.1% |
| law | 9 | 0.4% |
Long passages are labelled by the sector their author chose, so a single essay can contribute many sentences to one domain. Balancing coverage is an explicit goal of the ongoing collection.
Text normalisation
Published text is normalised so that punctuation does not become a source of false errors when scoring a model. Phone keyboards and chat applications substitute characters that read identically and encode differently: curly apostrophes and quotes, non-breaking hyphens and spaces, zero-width characters. Those are replaced with their ordinary equivalents, runs of spaces are collapsed, and the ellipsis character becomes three dots. 152 of 235 items in this release were affected.
Nothing else is altered. Letters, vowels and the apostrophe marking the Somali glottal stop are untouched; en and em dashes are kept, since contributors use them deliberately. The platform stores every contribution exactly as it was written, so the original text of any item remains recoverable.
Files
data/sentences.jsonl — one sentence per row, the unit this project counts and
reports. Each carries document_id and position, so the passage it came from
can be reassembled and read in context.
data/train.jsonl — one document per row, as it was written. Long passages stay
whole here, with their paragraph structure intact.
Both contain the same text. Use whichever unit suits the task.
Fields
text_so (Somali text) · text_en (English source, translate mode only) · mode
(write/translate/transcribe) · register (conversational/narrative/instructional/formal/technical — present on
prompted items only, 265 of 2040 sentences; free writing carries none because
nobody assigned it a register)
· sector · topic · dialect (maxaa_tiri/maay/both/other, if shared) · verified ·
license · created_at
Consent and credit
Contributors explicitly consented to open release under CC BY-SA 4.0 during onboarding and chose
how to be credited — by name, by pseudonym, or anonymously. See CREDITS.md.
Why this dataset exists
Somali is normally collected by scraping. Corpora built that way carry text of unknown authorship, unknown licence, and unknown origin, and low-resource web text is heavily polluted with machine-translation output, which teaches models to reproduce their own errors.
This corpus was written rather than found. Every sentence has a known author who agreed to CC BY-SA 4.0 before writing it and chose how to be credited. Nothing here was scraped, and nothing was machine translated.
That claim is enforced rather than asserted. During collection, one contributor's submissions were found to be forwarded messages copied from a Telegram channel; all of them were removed, twice, at a cost of roughly 150 sentences and a public milestone. Another contributor who pasted long passages was investigated, gave permission for his own writing directly, and the judgement was recorded against his account with the reviewer's name and the date. Where text could not be licensed, it was rejected, however good the Somali was.
The corpus also holds knowledge that has no English source to translate from: how frankincense is tapped, how a nomadic house is folded onto a camel at dawn, which cup of camel milk goes to the guest, how shax is played with stones in the dust.
Limitations
Stated plainly, because a dataset that hides its weaknesses is worth less than one that names them.
- It is small. This is an early release from an ongoing collection, not a finished corpus.
- Contribution is concentrated. A minority of contributors wrote a majority of the text, as in most volunteer language efforts. Per-item authorship is recoverable on request.
- Maay is absent. Every item so far is Maxaa-tiri or unspecified. Somali is not one dialect, and a corpus of one dialect should not be read as representing the language.
- Sentence segmentation is automatic. Sentences are split on terminal punctuation and line breaks, then filtered: scriptural quotations in Arabic, bracketed citations and term-equals-gloss glossary lines are excluded, since none is a sentence of Somali. 96 such lines were removed from this version. Speaker-labelled dialogue turns are kept.
- Verification granularity varies. Items were signed off by a reviewer, but longer passages were judged as passages rather than sentence by sentence. Sentence-level review is planned.
- English pairs are held back. Translated items are being reserved for a separate held-out evaluation set, so this release is monolingual Somali. Publishing them here would let them be trained on and destroy their value as a benchmark.
Citation
If you use this dataset, please cite it and credit the Qor Af-Soomaali contributor community.
Contact: research@unkad.com · Platform: https://qor.unkad.com
- Downloads last month
- 69