text stringlengths 136 26.8k | id stringlengths 36 36 | token_count int64 17 4.16k |
|---|---|---|
Daawo: Maxay Soomaalidu ka aaminsan yihiin bidaarta?
Soomaaliya, waxaa bilo ka hor ka billowday timo-beerashada oo markii hore dibadda loo aadi jiray. Dad badan ayaa tinta beertay taas oo hadal hayn ka dhalisay magaalada. Haddaba sidee ayay dadku u arkaan arrintan? | d9c15a2f-bce9-4150-9f76-5e63ee1257e7 | 41 |
Maxaa Soomaaliya uga qorsheysan kursiga loo doortay ee Golaha Ammaanka?
Soomaaliya ayaa ku guuleysatay kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay kaas oo lagu tilmaamay tallaabo muhiim ah oo u soo hoyatay dalka ay colaaduhu ragaadiyeen 30-kii sano ee u danbeysay, waxaana kamid noqoshada golahaan... | 23d5285f-3b2f-4817-969b-bf6ce4014ee0 | 651 |
'Tacabkii sideeda sano saacado gudahood ayuu ku baab'ay...maanta qado iskama bixin karo'
Ruqiyo Aweys Aboow waxay ka mid ahayd dadkii ganacsigooda ku baaba’ay dab xoog leh oo xalay ka kacay suuqa degmada Xamar Weyne kaas oo dhaliyey khasaare hantiyadeed oo baahsan.
Waxay sheegtay inay haysatay dukaan ay ku gadaysay noo... | 9f454157-8d47-4d9a-92ac-6a9d06afb5e2 | 639 |
Maraykanka oo cunaqabatayn ku soo rogay tiro badan oo ah shaqsiyaad, hay'ado iyo shirkado lala xiriirinayo Iiraan
Wasaaradda Maaliyadda ee Mareykanka ayaa iyadoo adeegsanaysa mid ka mid ah cunaqabataymaha ugu culus ee ay tan iyo sanadkii 2018-ka ay saarto Iran, waxay liiska cunaqabataynta ku dartay in ka badan 115 qof ... | 8e1fe05d-de5f-4a3e-b919-92a884d14c51 | 794 |
Muxuu yahay cudurka naadirka ah ee kaa dhigaya qof aan cabsan?
In aad cabsi dareento waa xeelad badbaado. Dad aan badneyn ayaa qaba xaalad naadir ah oo aysan wax cabsi ah dareemeyn. Haddaba sidee ayey u nool yihiin dadkaas cabsi la'aan?
Ka waran haddii aad diyaarad iska soo tuurto adigoon waxba dareemeynin. Jirkaaga ma... | 4c5956e4-2db7-49a5-9f4e-51dee1a051ad | 770 |
Faahfaahin ka soo baxaysa waxa dhabta ah ee wafdigii Soomaaliya ka socday ay kala hadleen dowladda Itoobiya
Waxaa magaalada Addis Ababa ka dhacay wadahadalkii ugu horeeyay ee heerkiisu sarreeyo oo dhexmara Soomaaliya iyo Itoobiya tan iyo markii ay kala saxiixdeen heshiiskii Ankara.
Wafdi wasiiru dowlaha Wasaaradda Arri... | de7cb873-71a5-4018-ab11-c08e468f40b2 | 913 |
Turkiga oo balan qaaday in uu difaaci doono xoriyada Soomaaliya iyo liiska wadamo uu horay u difaacay
Madaxweynaha Turkga Rajep tayyib Erdogan oo ku sugan Qaahira ayaa ballan qaaday in ay difaacayaan madaxbannaanida Soomaaliya.
Erdogan oo dalkiisu heshiis difaac la galay Soomaaliya ayaa yiri: "Waxaan wada hadalnay Liib... | a80a4417-6f40-4595-8478-4c23c03012f5 | 906 |
Canada oo hoos u dhigtay tirada dadka ay qaabileyso saddexda sano ee soo socota
Raysal wasaaraha Canada, Mark Carney, ayaa soo bandhigay miisaaniyaddiisii ugu horreysay ee federaalka.
Waxay muujinaysa qorshe hammi leh oo lagu beddelayo dhaqaalaha Canada isla markaana lagula tacaalayo caqabadaha canshuuraha Mareykanka.
... | 692ff86e-b2c6-4e4d-b208-fa5d8aaa1733 | 590 |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.