text
string
audio
audio
__index_level_0__
int64
Kaqaybgalayaashu waxa ay ahaayeen dad waaweyn oo ay ka go’do ogolaanshaha kaqaybgalkoodu
4,701
khibradda iyo xogaha oo koobnaa, kuwaas oo ay weheliso digniin taxadar oo ay bixiyeen saraakiisha dowladdu
4,702
kor u kaca barakacayaasha gudaha iyo magaalo galka reermiyiga, ayaa hubanti la’aan ka dhigaya runnimada tirooyinkan
4,703
kuwaas oo aqoon durugsan u leh xaaladda deegaanka, dabciga cilmibaarista iyo dhaqanka bulshada deegaanka
4,704
kuwaas oo ay ka mid yihiin Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, guddiyada ama maamullada suuq-geynta xoolaha iyo guddiyada baarlamaanka
4,705
kuwaas oo ay ka mid yihiin xanuunka ku dhaca Habdhiska Neefsashada ee loo yaqaanno
4,706
kuwaas oo ka dhoofay dekedaha istaraatiijiga ah ee Berbera, Boosaaso iyo Muqdisho
4,707
la’aanta qaabdhismeed sharci; maqnaanta qorshe-siyaasadeed; iyo caqabaha ku gadaaman hirgalinta caymiska xoolaha
4,708
Ma caawin kartaa qofka kale
4,709
Ma fahantay casharka
4,710
Ma garatey
4,711
Ma iga caawin kartaa
4,712
Ma iloobi doono
4,713
Ma imaqashaa
4,714
Ma imaqleysaa
4,715
Ma ogtahay halka uu suuqu ku yaallo
4,716
Maadaama ay xuddun u tahay dhoofinta xoolaha nool, Soomaaliya waxa ay dhoofisay in ka badan shan milyan oo neef sannadkii 2015
4,717
Maadaama oo ay Soomaaliya ku jirto marxaladdii sookabashada iyo dibudhiska, fahanka iyo soonoolaynta xooluhu ma aha lamahuraan dhaqaale oo kali ah
4,718
Maanta waa Axad
4,719
Magacaa
4,720
Mahadsanid
4,721
maqnaanta nidaamyada horumarka iyo siyaasadda la xidhiidha xooladhaqatada reerguuraaga ah
4,722
Marka la eego goldaloolooyinka ka dhex jira qorshe-siyaasadeedka iyo habraacyada, waxa aannu ogaannay in ay Soomaaliya ka maqan yihiin dhukmentiyo muhiim ah
4,723
Marka laga tago muhiimaddooda dhaqaale, dhoofka xoolaha nool waxa uu leeyahay muhiimad istaraatiijiyadeed oo ku xiran arrimaha bedqabka
4,724
Marka loo eego habraacyada loo isticmaalay daraasaddan, waxaannu adeegsanay habraacyo sahan oo isku-dhafan
4,725
Maskaxdaada ha galin cabsi ee kalsooni is gali
4,726
Nabad gelyo
4,727
Nabad
4,728
Nabadeey
4,729
Natiijooyinkayaga ayaa muujinaya caqabado badan oo haysta waxsoosaarka xoolaha,ganacsiga iyo qaabdhsimeedka sharciga
4,730
Nidaamka xog ururinta waxa ka mid ahaa waraysiyo laga qaaday dad xog-ogaal ah, iyo doodo kooxeedyo loo qabtay dad xulaal ah
4,731
oo ah kuwo laga soo dhiraandhirriyay natiijooyinkii cilmibaaristan
4,732
oo ay ka mid yihiin siyaasadda xakamaynta cudurrada; siyaasadda daryeelka xayawaanka; shuruucda dhoofinta iyo soodejinta;
4,733
oo ay ugu horreeyaan in xooluhu u daaqaan si tan-dhaaf ah iyo in la buuxdhaafiyo xerooyinka xoolaha
4,734
oo la xiriira arrimaha deegaanka, dhaqaalaha iyo isbedbelleda siyaasad-juquraafiyadeed
4,735
oo la xiriira arrimaha deegaanka, dhaqaalaha iyo isbeddellada siyaasad-juquraafiyadeed
4,736
oo lagu kobciyo adkaysiga iyo waaritaanka ganacsiga iyo waxsoosaarka xoolaha Soomaaliya
4,737
oo uu celcelis ahaan waxsoosaarka guud ee dalka ka yahay 50%, islamarkaana uu dakhliga dhoofinta ka yahay in ka badan 80%
4,738
qaabdhismeed sharci oo aan jirin, iyo fursadaha caymiska xoolaha oo ka maqan Soomaaliya
4,739
Qaladkaaga sax
4,740
Qiimo badan
4,741
Qiimo
4,742
Qorraxdu aad bay u kulushahay
4,743
Saacadda fiiri
4,744
Saaxiibkay wuxuu ii sheegay
4,745
Sababo la xiriira xogaha kaydsan oo helitaankoodu xaddidan yahay, ayaa sida oo kale nagu xanbaaray in aannu dooranno adeegsiga hab-cilmibaariseedka lagu dhex milmayo bulshada
4,746
Safarka wuu dheeraa
4,747
Sanadkaan, waxaan rajeynayaa horumar
4,748
Shaqadaas qabo
4,749
Sharaf
4,750
Sheekadu aad bay u xiiso badan tahay
4,751
shuruucda dawooyinka; iyo hababka loo maro bixinta shahaadada lagu hubiyo badqabka iyo tayada hilibka la dhoofinayo
4,752
si aan fahan wanaagsan uga helno caqabadaha iyo dhibaatooyinka la xiriira waxsoosaarka xoolaha, ganacsiga, iyo qaabdhsimeedka sharciga
4,753
Si aan u kaabno ilaha xogta oo ahaa kuwo xaddidan, waxa aan si furfuran u dhexgallay dadweynaha deegaanka
4,754
Si kastaba ha ahaatee, beeraha ku tiirsan waraabka roobka ayaa ah kuwo u nugul isbeddelka cimilada
4,755
Si kastaba ha ahaatee, caqabado waaweyn ayaa ka dhex jira qaabdhismeedka sharciga, oo ay ka mid tahay diiwaangalin la’aan
4,756
Si kastaba ha ahaatee, sababo la xiriira tirakoob la’aanta dhowaanahan, oo ay uga sii dareen isbeddelka cimilada iyo xasiloonidarrada shacabka
4,757
si loo kobciyo adkaysiga iyo waaritaanka habnololeedka xooladhaqatada
4,758
Si loo soo saaro aragti xisaab ku dhisan oo ku salaysan siyaasadaha xoolaha ee la xiriira ganacsiga
4,759
si wax looga qabto caqabadaha jira, isla markaana kor loogu qaado adkaysiga iyo baraaraha waaxda xoolaha
4,760
Si wax looga qabto caqabadaha murugsan ee soo foodsaaray xooladhaqatada Soomaaliya
4,761
Sida ay falanqaynteenu xaqiijinayso, hilibka ka yimaadda xooladhaqatada reerguuraaga ah ayaa lagu tiriyaa qaybta ugu badan hilibka la cuno
4,762
sida Barnaamijka Shahaadada Caafimaadka Xoolaha Qaranka Heerarka iyo Hagayaasha Safarka Dhulka ee Xakamaynta Dhoofinta Xoolaha
4,763
Sida oo kale, maamullada dowladda ee ay qusayso, ayaa lagu wargaliyay waxa ay ku saabsan tahay cilmibaaristu
4,764
Sida oo kale, waxa la helay goldaloolooyin ka jira fursada caymiska xoolaha oo ay ka mid yihiin awooditaanka qiimaha caymiska
4,765
sidoo kale waxaan qabannay doodo ku saabsan xaaladda ay hadda marayso dhoofinta iyo soodejinta xooluhu
4,766
siyaasadaha xoolaha ee qaranka, heshiisyada iswaafajinta qorshe-siyaasadeedyada gobollada; shahaadada iyo hubinta tayada
4,767
Soco
4,768
Soo dhowow
4,769
Soomaaliya, waa xuddunta ugu weyn ganacsiga xoolaha nool ee ka gudba Gacanka Cadmeed
4,770
Subax kasta waxaan aadaa jaamacadda
4,771
Subax wanaagsan!
4,772
taas oo ay weheliso muhiimadda hirgalinta caymisku
4,773
taas oo muujinaysa baahida loo qabo hab-dhaqan wax beerasho oo adkaysi leh iyo istaraatiijiyado lagu maamulo waraabka beeraha
4,774
taas oo muujinaysa la qabsashada iyo u dhabaradayga xaaladda deegaanka ee murugsan
4,775
taas oo muujinaysa muhiimadda ay waaxda xooluhu u leedahay dhaqaalaha Soomaaliya iyo habnololeedka dadkeeda
4,776
taas oo saamaynteedu lafdhuungashay ku noqotay dhaqaalaha dalka
4,777
Talabixinadeenu waxa ay jid-khariiradeed u jeexaysaa dajiyayaasha siyaasadda, daneeyayaasha xoolaha, iyo saaxiibbada caalamka
4,778
Tan waxa loo adeegsaday in la dhugto goldaloolooyinka iyo caqabadaha ku xeeran waxsoosaarka xoolaha
4,779
Tani waa tijaabo muhiim ah
4,780
Tareenka wuu daahay
4,781
Tobannaan sanaba, xooladhaqatadu waxa ay ku hawllanaayeen in ay ka falceliyaan saamaynta taban ee ku timaadda noocyada khayraadka deegaanka,
4,782
Tobannaan sanaba, xooladhaqatadu waxa ay ku hawllanaayeen in ay ka falceliyaan saamaynta taban ee ku timaadda noocyada khayraadka deegaanka
4,783
Toos
4,784
Toosan
4,785
Ugu danbayn, natiijooyinkan ayaa xaqiijiyay baahida loo qabo waxqabad ballaaran iyo siyaasado istaraatiijiyadeed
4,786
Ugu danbayn, waxa aan soojeedinaynaa istaraatiijiyado horumarineed, kuwaas oo u gogolxaaraya in reerguuraagu ku tallaabsado baraare nololeed
4,787
Wa hagaag
4,788
Wa inaad dadaashaa
4,789
Waa goor dambe
4,790
Waa imisa saac
4,791
Waa inaan raacaa diyaaradda
4,792
Waa maxay magaca buuggan
4,793
Waa waqtigii qadada
4,794
Waad arki doontaa natiijadaada
4,795
Waan ka xumahay
4,796
Waan ku caawin doonaa
4,797
Waan ku faraxsanahay guushaada
4,798
Waan ku kalsoonahay jawaabtaada
4,799
Waan la joogaa
4,800