audio stringlengths 90 93 | transcript stringlengths 37 96 |
|---|---|
ka ah qolka akhriska waxaa taal armaajo ay buugaag ingiriisi | |
ahi ka buuxdo waxaana dhex yaal miis ballaadhan iyo kuraas | |
ku xeeran ilays cad oo qolka dharaar ka dhigaya ayaana | |
ka soo dul lusho halkaas ayuu inta badan marka uu | |
guriga joogo wax ku akhristaa carruurtana duruusta kaga caawiyaa qolkaa | |
waxaa ka reebban wax aan akhris ahayn gurigaas ayay reerku | |
kiro ugu jireen ilaa markii ay leyla oo maanta toban | |
jir ahi labo jir ahayd waxyaalahaa xiisaha iyo yaabka leh | |
ee uu raage xamar ugu yimid wuxuu ka fekeri jiray | |
una fiirsan jiray intii uu cusbaa ee uu firaaqada haystay | |
dhawr bilood ka dib ayuu se afar ku noqday saddexdii | |
dhegoole wuxuu bilaabay dugsiga luqadaha carabida iyo ingiriisida oo ay | |
maaddooyinka guud dheer yihiin ayaana isku mar loo bilaabay waxaad | |
tahay kow iyo toban jir tacliin aan qur aan ahayna ii | |
la ma aad iman sidaas darteed wax walba waa in | |
aad ka soo bilawdaa halkii aad lix jirkaagii ka soo | |
bilaabi lahayd isla markaasna aad labaatan jirkaaga jaamacad ku jirtaa | |
waad samayn kartaa haddii aad doontid waayo maskaxdeeda waad lee | |
dahay ayuu adeerkii ku yidhi habeen ay wada fadhiyeen qolka | |
akhriska raage hadalkaa u ma uu qaadan oo keliya talo | |
ee wuxuu u arkay heshiis markiiba labadii luqadood degdeg ayuu | |
uga adkaaday gaar ahaan ingiriisida oo ahayd ta uu qoraalada | |
duruusta dugsiga ka baxsan ku akhriyo ayuu sannad in ka | |
yar xakamaha ku qabtay oo ka dhigtay sange uu ugu | |
duulo waxa aqoon ubucdeeda jiifta shaki ku ma jiro qofku | |
nicmo aanu haysan jirin haddii uu helo in uu siinayo | |
qiimayn iyo jacayl ka badan ta uu siiyo qofka weligii | |
iskaga dhex jiray sidii uu wax akhriska u bartay raage | |
buug waliba wuxuu u ahaa duni cusub oo uu albaabka | |
u furay haddii ay ahayd in uu ka adkaado casharrada | |
dugsiga intaasi kagama ay fillaan oonkii ba naa ee jacaylka akhrisku | |
ku abuuray mararka qaarkood saqdhexe ayuu hurdada ka soo boodi | |
jiray oo buug uu fiidkii ka lulooday mar kale akhris | |
u la fadhiisan jiray saddexdii sano ee ugu horreeyay waqtigiisu | |
wuxuu u qaybsanaa dugsiga miiska akhriska iyo sariirta hurdada si | |
uu u bakhtiiyo dabka ay aqoonta cusubi ku shidday wuxuu | |
ku xidhmay maktabadaha xarumaha dhaqanka ee shisheeyaha iyo meel kasta | |
oo uu ka heli karo wax uu akhriyo meelahaas oo | |
uu rooble geeyay markii uu raage xamar soo galay | |
laba sano ka dib ayuu goor caways ah miiska akhriska | |
ka soo yar kacay una soo baxay daaradda oo uu | |
hadal ka maqlay doob aanu weligii hore u arag oo | |
dhego dhaadheer ayaa rooble iyo qarad la fadhiya sida dharkiisa | |
iyo timaha qaabka daran ka muuqda ma aha qof magaalo | |
rooble ayaa ku yidhi raage ninkani waa ina abtigaa negeeye | |
oo ay dhashay eeddadaa dhool ee kaalay salaan weligii ma | |
uu arag eeddadii dhool wax badan ayuu se magaceeda maqlay | |
iyo in ay u dhaxday beel ka fog meesha uu | |
isagu ka yimid negeeye markii uu goodir diley dhawrkii cisho | |
ee ka dambeeyay kaynta ayuu dhuumaalaysanayay isbedelka xaaladdana xan dhegeysanayay | |
wuxuu filayay qoyskii uu goodir ka dhashay in ay aarsan | |
doonaan taasina ay abuuri doonto dagaal labada reer ka dhex | |
qarxa markaasna isaga iyo qorigiisaba loo baahan doono laakiin | |
waxba ma ay dhicin in kasta oo ay bilawgii xiisaddu | |
cirka isku shareertay laba dhinacna looga ka la dareeray haddana | |
xaalku wuxuu ku dambeeyay in la wada hadlo markii uu | |
taa ogaadayna ma arkayn sabab macno leh oo damalweyn ku | |
celin karta sidaas darteed qorigii ayuu iibiyay baabuur tuuladii uu | |
qoriga ka iibiyay taagnaa ayuuna ku booday saddex maalmood ka | |
dibna waa ka halkan fadhiya goor fiid ah ayuu ceelgaab | |
baabuur siisow ah kaga degay markii uu habaaskii safarka iska | |
tumay ee uu ilaysyadii xoogga lahaa ee xamar hareeraha eegay | |
boqollaalka kun ee ku nooli isaga habeenkaa waxay u ahaayeen | |
oo keliya qoyska abtigii rooble oo aanu weligii maqal mooyee | |
muuq ku arag haybi waa summad ee waqti badan ku | |
ma ay qaadan in uu ceelgaab ka helo nin ay | |
isku reer yihiin oo keenay guriga abtigii rooble ninkan cusub | |
wuxuu ku la taliyay in uu dhakhso u barto xirfad | |
uu ku shaqaysto wuxuu ugu celceliyay nolosha magaaladu in ay | |
ka duwan tahay tii miyiga iyo tuulada qofka aan xirfad | |
lahaynina weligii sida dameerka dhabarka culays ku sidayo in muddo | |
ah ayay ka wada fekereen xirfadda ku habboon ee ay | |
tahay in uu barto dabadeed waxay isla garteen in uu | |
bilaabo barashada farsamada baabuurta imaatinkiisii bil ka dib ayaa la | |
geeyay geerash farsamadaa laga barto waxay ahayd shaqo iyo waxbarasho | |
isku dhafan sidaas darteed lacag laga ma qaadi jirin isagana | |
la ma siin jirin waxaa se lagu la heshiiyay marka | |
uu barto aqoon uu shaqooyinka qaar ku qaban karo in | |
mushahar yar loo bilaabi doono ilaa uu farsamoyaqaan noqdo markaas | |
oo mushahar buuxa la siin doono taasi waa ay raalli | |
gelisay wuuna ku mintiday maalin oo dhan halkaas ayuu ka | |
shaqayn jiray makhribkana guriga iman jiray isaga oo ay kor | |
iyo kal saliid iyo habaas ku dhammuuqan yihiin mararka qaarkood | |
rooble wuxuu siin jiray marba waxa uu u awoodo ee | |
xaqaljeeb ah wuxuu se ahaa nin qaad iyo sigaar lagu | |
ibtileeyay taas oo ahayd arrin uu rooble aad u necbaa | |
wuxuu ka welwelayay in ay carruurtu kaga dayato balwaddaa fooshaxun | |
wax uuna ka mamnuucay in uu marnaba guriga la yimaaddo | |
bilawgii rooble si weyn ayuu negeeye u soo dhaweeyay qunyar | |
qunyar ayay se u ka la durkeen balwadduna ma ay | |
ahayn sababta keliya ee ka la durkisay markii uu negeeye | |
reerka u yimid judhiiba si wanaagsan ayay isaga iyo ina | |
abtigii raage isu fahmeen waxay ka sheekaysan jireen nolosha miyiga | |
ee ay isla yaqaanneen gaar ahaan geeljirnimada oo ay | |
labadooduba wax ka soo arkeen waxay isla qireen in ay | |
tahay nolol sida geela loo nool yahay sidiisa loo dheereeyo | |
sidiisa harraadka iyo gaajada loogu adkaysto sidiisana khatar loogu jiro | |
nolol biyaha marka la helo uun la cabbo oonta keli | |
ahina tahay caanaha geela iyo hilib waxii la helo nolol | |
dad iyo dugaag waxii aadan adigu ka adkaaniba iyagu kaa |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.