audio stringlengths 90 93 | transcript stringlengths 37 96 |
|---|---|
adkaanaya nin rag ahna ay jileec iyo liidnimo ku tahay | |
in uu gaajoodo harraado daalo luloodo ama debecsanaado waxaas oo | |
dhan ayay isla yaqaanneen kana sheekaysan jireen wuxuuse xidhiidhkoodu isbeddelay | |
markii arrintani soo baxday maalin raage iyo leyla oo qolka | |
akhriska wada jooga ayay wayddiisay su aal uu la yaabay raage | |
weligaa qof ma dishay maxaad ii wayddiinaysaa adigu ma qof | |
baad dishay waxaan u malaynayaa reer miyigu waa wada gacankudhiigle | |
ayay haddana tidhi maxaad ku keentay qofka qof dila weligii | |
gacantiisa dhiiggu ka ma go o xataa haddii uu saabuunta dunida | |
oo dhan badda la tago oo ku faroxasho ayay tidhi | |
waxba ka ma uu fahmin waxa ay ay doonaysay in | |
ay ka hadasho wuu yaqaannay gacankudhiigle in uu yahay qof | |
qof dilay laakiin dhab ahaan in uu gacanta dhiig aan | |
weligii ka go ayn ku lee yahay ma uu moodayn iyada | |
ka horna ma maqal laakiin waxaa laga yaabaa in ay | |
sidaas tahay mana uu doonayn leyli in ay doqon mooddo | |
ama ka il hesho sidaas darteed wuu ku raacay in | |
uu og yahay laakiin maxay ku keentay su aashaas ayuu mar | |
kale wayddiiyay wax ayna tidhi haddii aan qof gacankudhiigle ah | |
kuu sheego ma ii ballan qaadaysaa in aadan weligaa cid | |
u sheegayn haa ee sheeg abbahaa iyo hooyadaa ku dhaaro | |
ma naag baan ahay marka aan aabbahay iyo hooyaday ku | |
dhaaranayo haddaba wax kale ku dhaaro tol iyo taagba aan | |
waayo haddii aan cid u sheego dhaartiisa waa ay ku | |
qososhay waayo weligeed hore u ma ay arag qof waxaas | |
ku dhaarta waxa ay se ugu jawaabtay qofkaasi waa negeeye | |
negeeye haa habeen isaga iyo aabbahay oo daaradda isku waraysanaya | |
aniguna aan ganjeelada taagan ahay oo aanay moodayn in aan | |
maqlayo ayuu u sheegay tuuladii uu ka yimid nin | |
ayuu ku soo dilay sababtaas ayuuna inoogu yimid imikana wuxuu | |
ka baqayaa in ay dawladdu ogaato markii uu raage arrinta | |
u dhabbo galay wuu rumaystay in kasta oo aanu hadal | |
cad ahayn mar ayuu qudhiisu maqlay rooble iyo qarad oo | |
wax sidaas u eg hadalhaya wuu ogaa miyiga in la | |
isku dilo wuxuuna ka fekeray bal in uu garto qof | |
uu yaqaan oo qof dilay laakiin ma xasuusan ilaa markii | |
uu garaadsaday aabbihii wuxuu ku arki jiray bunduq aanu marnaba | |
dhigin laakiin u malayn maayo in uu cid aan faroole | |
ahayn ku dilay haa waa ay jirteay aabbihii in uu | |
dilay faroole oo ahaa nacab mudnaa in la dilo waayo | |
isaguba wuxuu ahaa dilaa aan beer qoyan bariin fekerkaasi wuxuu | |
raage xasuusiyay taxanihii sheekada uu aabbihii ku dilay laayaankii caanka | |
ahaa ee ku magaca dheeraa faroole isaga oo aad u | |
yar ayuu bartay sababta aabbihiisa dhutiya loogu naanaysay micilibaax ee | |
sida ay caadadu tahay aan loogu naanaysin laangadhe ama jiis | |
micilibaax oo intii aanay naanaystu u bixin magaciisu ahaa xirsi | |
isaga oo kuray ah iyo aabbihii oo markaa da dhexaad | |
ahaa ayaa wada socdaalay goor ay ahayd casargaab gaajo xumina | |
hayso oo ay marayaan gerigo an laba beelood oo ka la | |
fog u dhexeeya ayuu odaygii sagaaro waranka daray dab ayuu | |
oogay si uu hilibka ugu solo intii ay dhamacdu caddaanaysay | |
isaguna ku mashquulsan yahay qalista sagaarada ayay cilcillaw noqotay libaax | |
ayaa kambalka hiinraag kaga dhuftay waxayna la noqotay in aan | |
socod dambe u egayn ee ay caawa halkan ku baryaan | |
yarkii ayuu u sheegay in uu geedka ay hoos joogeen | |
koro xirsina sidii ayuu yeelay isaga oo geedka saaran oo | |
hilibka aabbihii solayo gaajada darteed dusha ka daawanaya kana fekeraya | |
marka uu bislaado sida uu u cantuugi doono ayuu mar | |
keliya ku war helay sawaxan cirka isku shareeray iyo siigo | |
ilayskii sii gamaarayay ee qorraxda qarisay wuxuu arkay odaygii oo | |
laba libaax la legdamaya waxay ahaayeen aar iyo gool odayga | |
ku kediyay oo ma haleelin in uu warankii oo hoostiisa | |
yaallay qaato waxaana hub u noqotay toorraydii gacanta ugu jirtay | |
ee uu hilibka ku qalayay mar iyo laba markii uu | |
ableydii labadii libaax midba mar ku wareemay ayay si buuxda | |
u muquuniyeen aarkii ayaa gaaddada gashaday dhuuntana ka cantuugay kii | |
kalena bawdada ayuu qaniinyo ka buuxsaday ilaa odaygii far dhaqaaqda | |
laga waayay yarku waxaas oo dhan geedka dushiisa ayuu ka | |
la socday si la mid ah sidii uu sagaarada la | |
qalayo uga arkayay ka la duwanaantu waxay ahayd dareenkiisa mar | |
hunguroonayay ee rajada qabay marna argaggaxsanaa ee quusta ahaa hiilka | |
keliya ee uu aabbihii u fidin markii uu raage arrinta | |
u dhabbo galay wuu rumaystay in kasta oo aanu hadal | |
cad ahayn mar ayuu qudhiisu maqlay rooble iyo qarad oo | |
wax sidaas u eg hadalhaya wuu ogaa miyiga in la | |
isku dilo wuxuuna ka fekeray bal in uu garto qof | |
uu yaqaan oo qof dilay laakiin ma xasuusan ilaa markii | |
uu garaadsaday aabbihii wuxuu ku arki jiray bunduq aanu marnaba | |
dhigin laakiin u malayn maayo in uu cid aan faroole | |
ahayn ku dilay haa waa ay jirteay aabbihii in uu | |
dilay faroole oo ahaa nacab mudnaa in la dilo waayo | |
isaguba wuxuu ahaa dilaa aan beer qoyan bariin fekerkaasi wuxuu | |
raage xasuusiyay taxanihii sheekada uu aabbihii ku dilay laayaankii caanka | |
ahaa ee ku magaca dheeraa faroole isaga oo aad u | |
yar ayuu bartay sababta aabbihiisa dhutiya loogu naanaysay micilibaax ee | |
sida ay caadadu tahay aan loogu naanaysin laangadhe ama jiis | |
micilibaax oo intii aanay naanaystu u bixin magaciisu ahaa xirsi | |
isaga oo kuray ah iyo aabbihii oo markaa da dhexaad | |
ahaa ayaa wada socdaalay goor ay ahayd casargaab gaajo xumina | |
hayso oo ay marayaan gerigo an laba beelood oo ka la | |
fog u dhexeeya ayuu odaygii sagaaro waranka daray dab ayuu | |
oogay si uu hilibka ugu solo intii ay dhamacdu caddaanaysay | |
isaguna ku mashquulsan yahay qalista sagaarada ayay cilcillaw noqotay libaax | |
ayaa kambalka hiinraag kaga dhuftay waxayna la noqotay in aan | |
socod dambe u egayn ee ay caawa halkan ku baryaan | |
yarkii ayuu u sheegay in uu geedka ay hoos joogeen | |
koro xirsina sidii ayuu yeelay isaga oo geedka saaran oo | |
hilibka aabbihii solayo gaajada darteed dusha ka daawanaya kana fekeraya | |
marka uu bislaado sida uu u cantuugi doono ayuu mar | |
keliya ku war helay sawaxan cirka isku shareeray iyo siigo |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.