audio
stringlengths
90
93
transcript
stringlengths
37
96
https://media.githubuser…te/chunk_301.wav
ilayskii sii gamaarayay ee qorraxda qarisay wuxuu arkay odaygii oo
https://media.githubuser…te/chunk_302.wav
laba libaax la legdamaya waxay ahaayeen aar iyo gool odayga
https://media.githubuser…te/chunk_303.wav
ku kediyay oo ma haleelin in uu warankii oo hoostiisa
https://media.githubuser…te/chunk_304.wav
yaallay qaato waxaana hub u noqotay toorraydii gacanta ugu jirtay
https://media.githubuser…te/chunk_305.wav
ee uu hilibka ku qalayay mar iyo laba markii uu
https://media.githubuser…te/chunk_306.wav
ableydii labadii libaax midba mar ku wareemay ayay si buuxda
https://media.githubuser…te/chunk_307.wav
u muquuniyeen aarkii ayaa gaaddada gashaday dhuuntana ka cantuugay kii
https://media.githubuser…te/chunk_308.wav
kalena bawdada ayuu qaniinyo ka buuxsaday ilaa odaygii far dhaqaaqda
https://media.githubuser…te/chunk_309.wav
laga waayay yarku waxaas oo dhan geedka dushiisa ayuu ka
https://media.githubuser…te/chunk_310.wav
la socday si la mid ah sidii uu sagaarada la
https://media.githubuser…te/chunk_311.wav
qalayo uga arkayay ka la duwanaantu waxay ahayd dareenkiisa mar
https://media.githubuser…te/chunk_312.wav
hunguroonayay ee rajada qabay marna argaggaxsanaa ee quusta ahaa hiilka
https://media.githubuser…te/chunk_313.wav
keliya ee uu aabbihii u fidin karaa wuxuu noqday
https://media.githubuser…te/chunk_314.wav
in uu ku qayliyo yur yur yur lakiin qallad ay
https://media.githubuser…te/chunk_315.wav
bir xiimaysa oo konton jir midigta ugu jirtaa joojin wayday
https://media.githubuser…te/chunk_316.wav
qaylo yar oo geed saarani ma joojin karto sidaas ayay
https://media.githubuser…te/chunk_317.wav
xirsi indhihiisa oo shan ah aabbihii laba libaax ugu afureen
https://media.githubuser…te/chunk_318.wav
geedka dushiisa ayuu ku dhammaystay habeen hoog leh markii waagu
https://media.githubuser…te/chunk_319.wav
dillaacay isaga oo aad u baqaya ayuu dhulka u soo
https://media.githubuser…te/chunk_320.wav
degay dabadeed markiiba warankii iyo ableydii aabbihii ka dhintay la
https://media.githubuser…te/chunk_321.wav
booday muddo daqiiqad ah ayuu wax indho indheeyay libaax se
https://media.githubuser…te/chunk_322.wav
agagaarka ka ma dareemin wuxuu arkay lafihii aabbihii iyo kuwii
https://media.githubuser…te/chunk_323.wav
sagaarada oo isdhex daadsan iyo calallo jeexjeexan oo dhiig leh
https://media.githubuser…te/chunk_324.wav
wuxuu kale oo arkay cad yar oo dhogor iyo ciddi
https://media.githubuser…te/chunk_325.wav
leh oo lafaha cadcad dhex yaal kaas oo uu xaqiiqsaday
https://media.githubuser…te/chunk_326.wav
in uu ahaa suul uu labada libaax midkood aabbihii toorrayda
https://media.githubuser…te/chunk_327.wav
kaga gooyay wuxuu maqli jiray libaaxu wuu xushmeeyaa oo ku
https://media.githubuser…te/chunk_328.wav
ma degdego cunista muruqa gacanta midig iyo xiniinyaha ragga iyo
https://media.githubuser…te/chunk_329.wav
weliba naasaha dumarka laakiin meesha muruq iyo xiniinyo toonna ku
https://media.githubuser…te/chunk_330.wav
ma uu arag waxaa daadsanaa lafo cadcad oo keliya wuu
https://media.githubuser…te/chunk_331.wav
ka fekeray in uu lafaha aabbihii xabaalo haddana wuxuu u
https://media.githubuser…te/chunk_332.wav
arkay talo aan habboonayn waxay kuu soo jiidi kartaa khatar
https://media.githubuser…te/chunk_333.wav
iyo libaax ku soo weerara ayuu ku fekeray dabadeed orod
https://media.githubuser…te/chunk_334.wav
cagaha maalay masaafo aan goobtii shilka boqol tallaabo ka fogayn
https://media.githubuser…te/chunk_335.wav
markii uu orday ayuu meel ciid ah ku arkay raadkii
https://media.githubuser…te/chunk_336.wav
libaaxyada wuxuuna arkay midkood in uu jeeniga midig jiidayo markii
https://media.githubuser…te/chunk_337.wav
uu raadka u sii fiirsaday wuxuu arkay jeeniga midig in
https://media.githubuser…te/chunk_338.wav
uu suulku maqan yahay taasi waxay xasuusisay suulkii go naa ee
https://media.githubuser…te/chunk_339.wav
uu raqda ku dhex arkay dabadeed orodkiisii ayuu sii watay
https://media.githubuser…te/chunk_340.wav
maalintaas ka dib geyiga oo dhan waxaa caan ka noqday
https://media.githubuser…te/chunk_341.wav
aar laayaan ah oo aan dad iyo duunyo bariin raadkiisa
https://media.githubuser…te/chunk_342.wav
suulka jeeniga midig maqan yahay meeshii lagu arkaba wuxuu abuuray
https://media.githubuser…te/chunk_343.wav
argaggax waa la ogaa in uu ahaa aarkii xirsi agoomeeyay
https://media.githubuser…te/chunk_344.wav
waqtigaas ayaana loo bixiyay faroole faroole si loo dilo marar
https://media.githubuser…te/chunk_345.wav
badan ayay ragga beesha ugu dhiirrani duullan ku bixiyeen marar
https://media.githubuser…te/chunk_346.wav
badan ayaana neef shilis kaynta loogu dabray dhirta hareeraha ka
https://media.githubuser…te/chunk_347.wav
ahna hub loo la fuulay wuxuu se ahaa libaax fiiro
https://media.githubuser…te/chunk_348.wav
dheer in godob loo tirinayo og aadna u feejigan dabadeed
https://media.githubuser…te/chunk_349.wav
xirsi oo ahaa kuraygii uu faroole agoomeeyay ayaa gaashaanqaad noqday
https://media.githubuser…te/chunk_350.wav
dhaarna ku maray inta uu madaxiisu saan lee yahay ee
https://media.githubuser…te/chunk_351.wav
dhiniciisu dhulka ka sarreeyo in aanu ka wahsan doonin dilka
https://media.githubuser…te/chunk_352.wav
faroole waxay ahayd intii aan hubka qarxaa bulshada ku fidin
https://media.githubuser…te/chunk_353.wav
taas darteed wuxuu tuntay laba waran oo uu had iyo
https://media.githubuser…te/chunk_354.wav
goor sidan jiray xirsi wuxuu ilaalo ahaadaba wuxuu raadka
https://media.githubuser…te/chunk_355.wav
caanka ah meesha uu ku arko daba galo dabadeed ku
https://media.githubuser…te/chunk_356.wav
hungooboba isaga oo toddoba iyo toban jir ah goor barqo
https://media.githubuser…te/chunk_357.wav
ah oo rays ah ayuu arkay raadkii faroole oo uu
https://media.githubuser…te/chunk_358.wav
ku qiyaasay saacad aan fogayn sidii uu marar badan oo
https://media.githubuser…te/chunk_359.wav
hore sameeyay isaga oo warmaha mid garabka bidix ku sita
https://media.githubuser…te/chunk_360.wav
midna gacanta midig ku xantoobsan aadna u digtoon ayuu raadkii
https://media.githubuser…te/chunk_361.wav
eryaday wuxuu daba ordaba goor ay tahay duhur ayuu la
https://media.githubuser…te/chunk_362.wav
galay jeex ay xagarka xodayga dhuyaca dhafaruurta iyo dhir kale
https://media.githubuser…te/chunk_363.wav
oo caleen lihi isku baxeen hoostana caws iyo duur kaga
https://media.githubuser…te/chunk_364.wav
cufan yihiin markii uu hubsaday raadku in uu jeexa galay
https://media.githubuser…te/chunk_365.wav
ayuu yar hakaday wuxuuna maleeyay in ay tahay maalintii ay
https://media.githubuser…te/chunk_366.wav
isaga iyo faroole dhan uun u ka la dhici lahaayeen
https://media.githubuser…te/chunk_367.wav
isaga oo aad u sanqadh tiranaya ayuu jeexii dusha kaga
https://media.githubuser…te/chunk_368.wav
soo wareegay ilaa uu bartii uu ka dhaqaaqay ku soo
https://media.githubuser…te/chunk_369.wav
noqday raadkii xaska ka ma uu bixin waa xaqiiqa faroole
https://media.githubuser…te/chunk_370.wav
in uu ku jiro in kasta oo aanu weligii duullan
https://media.githubuser…te/chunk_371.wav
libaax lagu dilayo ka qaybgelin haddana wuu yaqaannay hubka iyo
https://media.githubuser…te/chunk_372.wav
xeeladaha uu libaax ku dagaallamo booddada dheer ee uu sida
https://media.githubuser…te/chunk_373.wav
cirkasoodhac samada ka imanayo afka weyn iyo afarta miciyood ee
https://media.githubuser…te/chunk_374.wav
uu sida seefta wax ugu xiirayo labada jeeni iyo ciddiyaha
https://media.githubuser…te/chunk_375.wav
ku dhaaban ee cidda uu la helo aayaheedu aakhiro yahay
https://media.githubuser…te/chunk_376.wav
iyo culayska uu dhulka wax ku nabayo intaas oo ka
https://media.githubuser…te/chunk_377.wav
la daran adeegsigooda isku marka ah ayuu dad iyo dugaagba
https://media.githubuser…te/chunk_378.wav
haybad kaga mutaystay faroole isuma quudho habeen uu duullan tegay
https://media.githubuser…te/chunk_379.wav
in qadoodi waagu ugu beryo waxayna u badan tahay in
https://media.githubuser…te/chunk_380.wav
uu ladaadyadii ladaabtii hilibkii xalay la jiifo oo hurdo dheer
https://media.githubuser…te/chunk_381.wav
ku jiro ayuu xirsi ku fekeray go ii madaxa ugu duubnaa
https://media.githubuser…te/chunk_382.wav
ayuu soo furtay oo si giigsan dhexda ugu duubtay dabadeed
https://media.githubuser…te/chunk_383.wav
isaga oo labadii waran midkood riddo qumman gacanta midig ugu
https://media.githubuser…te/chunk_384.wav
haysta faraha fooddoodana ku soconaya ayuu jeexii qunyar u dhex
https://media.githubuser…te/chunk_385.wav
galay dareemadii cufnayd iyo dhirtii jiqda ahayd ee isku baxay
https://media.githubuser…te/chunk_386.wav
ayuu indhaha ku mudmuday cabbaar isaga oo aan waxba arag
https://media.githubuser…te/chunk_387.wav
ayuu dabadeed si kediso ah ugu war helay kayntii oo
https://media.githubuser…te/chunk_388.wav
isla kacday gurxan argaggax leh iyo culays dhinaca bidix kaga
https://media.githubuser…te/chunk_389.wav
yimid waxay ahayd xaalad u eg duufaan xoog leh oo
https://media.githubuser…te/chunk_390.wav
dunida gilgilaysa laakiin xirsi xaalad kasta oo baqdin abuuri karta
https://media.githubuser…te/chunk_391.wav
wuu u soo diyaar garoobay sidaas awgeed wuu isxejiyay isla
https://media.githubuser…te/chunk_392.wav
ilbidhiqsigii uu dhankii weerarka jalleecay ayay dhirbaaxadii faroole oo xoog
https://media.githubuser…te/chunk_393.wav
lihi laabta ka haleeshay dib ayuuna u dhacay laakiin isla
https://media.githubuser…te/chunk_394.wav
markii uu sii dhacayay wuxuu haleelay in uu warankii gacanta
https://media.githubuser…te/chunk_395.wav
midig ugu jiray si qumman oo xoog leh faroole ugu
https://media.githubuser…te/chunk_396.wav
tummaatiyo dhirbaaxdu in kasta oo ay dhulka u tuurtay haddana
https://media.githubuser…te/chunk_397.wav
wax dhaawac ah xirsi may gaadhsiin sidaas ajligeed wuxuu ku
https://media.githubuser…te/chunk_398.wav
guulaystay in uu degdeg isu soo qaado warankii uu
https://media.githubuser…te/chunk_399.wav
tuuray mooyee kii kale oo dhulka ku dhacay ayuu damcay
https://media.githubuser…te/chunk_400.wav
in uu la boodo laakiin faroole oo warankii hore caloosha